Dad ku dhintay weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay Shiinaha
Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhintay kaddib markii nin toorrey ku hubeysan uu weerar ka geystay waqooyi-bari Shiinaha, sida ay warbaahintu sheegtay.…
Open this website in Safari first.
Ugu yaraan toddoba qof ayaa dhintay kaddib markii nin toorrey ku hubeysan uu weerar ka geystay waqooyi-bari Shiinaha, sida ay warbaahintu sheegtay.…
Ugu yaraan 50 ruux oo labada dhinac ah, ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen dagaal culus, oo shalay dhexmaray Ciidamada Dowlad…
Mas’uuliyiin ka tirsan Pumtland oo ka hadlay ciyaartii galabta ee Galmudug iyo Puntland ayaa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya ku eedeeyay eexasho. Agaaasimaha…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha Soomaaliya ee…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray caasimadda Puntland…
Guddiga lagu muransanyahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyay Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo iyo foomamka ay u baahan…
Xukuumadda Puntland, ayaa mar kale soo saartay go’aanno lagu xakamaynayo sicir-bararka iyo qiima dhaca Shiling Soomaaliga ee ka taagan degaannada Puntland, kaas…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay muddaharaad Rabshado watay, oo maanta ka dhacay Garoowe, kaas oo looga cabanayay…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Xisaabaadka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo ku leedahay Bangiyada iyo…
Wufuud ay kala hoggaaminayaan guddoomiyeyaasha labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo Cabdi Xaashi ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe…