Puntland: Duqa Gaalkacyo oo shaqada laga joojiyay laguna bilaabay baaritaan musuq maasuq
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa maanta oo Sabtiya shaqa-joojin ku sameeyay Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug,…