Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Rooble oo saaka ku wajahan Dhuusamareeb

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa saaka oo Isniin ah ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee dowlad goboleedka… Sii akhri

Posted on December 14, 2020December 14, 2020 by News Office

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay gaari ku gubtay degaan ka tirsan gobolka Mudug

Posted on December 14, 2020December 14, 2020 by News Office

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday, shan kalena waa ku dhaawacmay, kadib markii gaari nooca Raaxad ah dab ku… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii Horumarinta Gobolka Bari?

Posted on December 14, 2020December 14, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Bari, Ahna Guddoomiyaha Guddiga Hormarinta Gobolka Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan, ayaa shir Guddoomiyay shirka Bilaha ah ee Hormarinta… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in adeegii Isgaarsiinta Mekelle dib loo soo celiyay

Posted on December 14, 2020December 14, 2020 by News Office

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in korontadii iyo isgaarsiinta Taleefanada magaalada Mekelle  ee xarunta ismaamulka Tigray la soo celiyay, kadib… Sii akhri

Ardayda Puntland oo loo fasaxay shahaadada Federaalka

Posted on December 13, 2020December 14, 2020 by Desk

Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa is-afgarad ka gaaray shahaadada dugisga sare ee ardayda Puntland oo muddo labo dano muran ka… Sii akhri

Shirkii Garoowe uga socday Deni iyo Rooble oo fashil ku dhammaaday

Posted on December 13, 2020December 13, 2020 by News Office

Waxaa gebi ahaanba fashil ku dhammaaday, kulamo kala duwan oo dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo… Sii akhri

The Loss of “Parliamentary Immunity is legal”, Puntland Supreme Court Rules

Posted on December 13, 2020December 13, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — The loss of eight MPs’ parliamentary immunity is legal, Puntland Supreme Court ruled today. The… Sii akhri

Heshiiskii Nabadeed ee Armenia iyo Azerbaijan oo burburay

Posted on December 13, 2020December 13, 2020 by News Office

Saraakiisha Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu jebiyay heshiis nabadeed oo soo afjaray lix toddobaad… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee Puntland oo go’aan rasmiya ka soo saartay kiiskii 8-da xildhibaan

Posted on December 13, 2020December 13, 2020 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa Galabta go’aan rasmiya ka soo saartay, kiiska 8 xubnood ka tirsanaa Baarlamanka, kuwaas oo… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa Qarax ka dhacay Gaalkacyo

Posted on December 13, 2020December 13, 2020 by News Office

Ugu yaraan afar ruux, oo laba ay askar yihiin, ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo saaka ka dhacay afaafka Xarunta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close