Khasaaraha ka dhashay Dagaal beeleed xooggan oo ka dhacay Gobolka Bari
Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xooggan oo maanta ka dhacay…
Open this website in Safari first.
Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, in ka badan 10 kalena waa ku dhaawacmeen dagaal beeleed xooggan oo maanta ka dhacay…
Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland, oo haatan ku sugan magaalooyinka Dhahar iyo Xiingalool, ayaa halkaas ka wada Barnaamijka diiwaan-gelinta Cod-bixiyaasha Doorashooyinka Somaliland. Mas’uuliyiintan…
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, ayaa amar ku bixiyay in xabsiga la dhigo Ganacsade kasta oo diiddan socod-siinta…
Taliska Kumaandooska Danab ee dowladda Soomaaliya, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku burburiyeen ay Al-shabaab ku diyaarisay walxaha Qarxa. Hawlgalka oo…
Shirkada Twitter ayaa si rasmi ah u xirtay bartii uu ku lahaa madaxweynaha Mareykanka ee xafiiska baneynaya Donald Trump Shirkadu waxay sheegtay in…
Dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab, ayaa xalay la wareegay tuulada Cimaamad, oo qiyaastii 15km u jirta degaanka Wisil ee Koonfurta Gobolka Mudug. Goob-joogayaal…
Xogtan Waxaa Muqdisho Ka soo diray qof ka mid ah ka Shaqaalaha Raadiyo Muqdisho oo 1991kii ka qeybgalay tacsidii afartii wariye uu…
Duqayn xooggan oo ay fuliyeen Ciidamada Mareykanka, oo kaashanaya dowladda Soomaaliya, ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab, sida uu shaaciyay Taliska…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo…