Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Musharaxiin digniin soo saaray

Qaar kamid ah musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya yaa war kasoo saaray guddoonka ay doorteen guddiyada doorashooyinka dadban ee heer federaal. Qoraal… Sii akhri

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Garoonka diyaaraha Garowe oo dib u furmay

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe ayaa dib u furmay, kadib afar maalmood oo u xirnaa diyaarad ku dhacday… Sii akhri

Puntland oo la xadiday lacagta danabeysan

Posted on December 6, 2020December 6, 2020 by Desk

Shirkadaha bixiya adeegyada lacagta danabeysan ayaa bilaabay dhaqangelinta go’aankii Xukuumadda Puntland ee ahaa in aan $1 doolar iyo wixii ka… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland Sharafta Ayuu Iska Xayuubshay

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by cph

Garoowe (Faallo PP) — Xeerdejinta Puntland (baarlamaanka) marnaba laguma xaman maddaxbannaani. Waa hey’ad ay laanta fulintu (madaxtooyada) ku adeegato tan… Sii akhri

Guddiga doorashada dadban oo doortay guddoon

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Guddiga heer federaal ee doorashada dadban ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen ku doortay guddoon. Guddiga ayaa gudoomiye u… Sii akhri

DFS oo looga digay in ay xiligan bixiso ruqsadaha baarista batroolka

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Qaar kamid ah musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay tallaabo ay xukuumadda federaalka ku doonayso in ay ku bixiso… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Garowe oo maalintii afaraad xiran

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe ayaa maalintii afaraad xiran, kadib markii todobaadkii hore diyaarad ku dhacday dhabaha diyaaraduhu… Sii akhri

In Ethiopia, Abiy Ahmed has won the battle but not the war

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by cph

Tigray’s ousted rulers have fled, but they plan to fight on The battle, in the end, was mercifully short. The… Sii akhri

Puntland: Go’aan ka soo baxay dowladda oo dhaqangeli-waayay

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by Desk

Waxaa maanta oo sabti ah (05 December 2020) dhaqangeli-waayay go’aankii  Xukuumadda Puntland ee ahaa in aan  $1 doolar iyo wixii… Sii akhri

Puntland oo go’aan kale ka soo saartay xakamaynta sicir-bararka

Posted on December 5, 2020December 5, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xalay go’aan kale ka soo saartay xakamaynta sicir-bararka baahsan ee ka jira gudaha Puntland. Wasaaradda Maaliyadda Puntland,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close