Maxkamadda Sare ee Soomaaliya oo hakisay kiisaska dacwadaha Madaniga ah
Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo Sabtida la hakiyay dhegaysiga, Furashada iyo Fulinta dhammaan dacwadaha aan ciqaabta…
Open this website in Safari first.
Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo Sabtida la hakiyay dhegaysiga, Furashada iyo Fulinta dhammaan dacwadaha aan ciqaabta…
Maamulka Gobolka Karkaar iyo kan degmada Qardho, oo ay weheliyaan Taliska Qaybta Booliiska Karkaar, ayaa shaaciyay in ay mamnuuc tahay in wax…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, ayaa maanta ka baaqday Shirkii Arimaha doorashada oo uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo, sida ay xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ah.…
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u ogolaatay mucaaradka codsigoodii ahaa in ay mudaharaadka ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka…
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa shir Gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee Amniga Magaalada Bosaaso ee Gobalka Bari,…
Gobolka Texas ayaa noqday gobolka ugu weyn gobollada Mareykanka ee ilaa iyo hadda qaaday amarki dadka farayay in ay xirtaan maaska ama…
Dagaallamayaasha Al-shabaab, ayaa fagaare ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubad dhexe ku toogtay shan nin, oo ay ku tilmaameen basaasiin u…
Maxkamadda Ciidamada qalabka-sida ee dowladda Puntland maanta oo Arbaco ah saddex bilood oo xabsiya ku xukuntay weriye Kilwe Aadan Farax oo dowladda…
Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa markii labaad sheegtay mas’uuliyadda weriye lagu dilay gudaha Puntland, gaar ahaanna waqooyiga Gaalkacyo. War ka soo baxay Al-shabaab, ayay…
Wasiirka Amniga dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa amar ku bixiyay in la burburiyo dhammaan bogcadaha laga samaystay dooxooyinka Bixin iyo Woow…