Maxaa ka soo baxay kulankii Rooble, Qoorqoor, Guudlaawe iyo Midowga Musharaxiinta?
Waxaa caawa kulan saacado badan socday Muqdisho ku yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle iyo xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta.…