Ra’iisul wasaare Rooble oo ku dhawaaqay in dalku doorasho aaday
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isna ka horyimid mudda kororsiga rabshadaha horseeday, ee loo sameeyay hay’adaha dowladda Federaalka.…
Open this website in Safari first.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa isna ka horyimid mudda kororsiga rabshadaha horseeday, ee loo sameeyay hay’adaha dowladda Federaalka.…
Galmudug iyo Hirshabeelle, ayaa si rasmiya uga horyimid mudda kororsiga qalalaasaha iyo dagaalka horseeday, ee Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya u sameeyay…
Beesha Caalamka oo warsaxaafadeed wadajir ah soo saaray, ayaa sheegay in mudda kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya uu dalka u horseeday qalalaase siyaasadeed…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa walaac xooggan ka muujiyay dagaallada hubaysan ee ka dhacay magaalada Muqdisho, kuwaas oo dhex maray…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday xarunta ay Muqdisho ka deggantahay warbaahinta madaxa-bannaan ee Mustaqbal. Mas’uuliyiinta…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa mucaaradka oo taageersan murashax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur, islamarkaana ay hoggaaminayaan…
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay isku dhacyadii rabshadaha watay ee maalin ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho.…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay xabbad in shir deg deg ah la isu’gu yimaado, si…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay hay’adaha dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta…
Having endured cyclical crises spanning three decades, Somalia is both a fragile state and a resilient society. For decades, people have been…