Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax la aaminsan yahay in uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa, ayaa goordhaweyd ka dhacay Ex-Contorol Afgooye ee… Sii akhri

Posted on June 5, 2021June 6, 2021 by Desk

Hay’adda FAO oo ka digtay Ayax diigaanyo ah oo ku wajahan Soomaaliya

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa ka digtay Ayax diigaanyo ah (fara badan) oo ku… Sii akhri

Vladimir Putin oo doonaya in la hagaajiyo xiriirka Ruushka iyo Maraykanka

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in uu qorshaynayo sidii loo hagaajin lahaa xiriirka Ruushka  iyo Maraykanka marka uu shir… Sii akhri

Dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Baxdo Gaabo Ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal culus  oo soo gaaray xalay… Sii akhri

Suxufiyad ku dhimatay qarax ka dhacay Afganistan

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Qarax bam-gacmeed ah oo habeenimadii xalay lagu qaaday gaari marayay caasimadda Afganistan ee Kabul ayaa waxaa ku geeriyooday gabar saxafiyad… Sii akhri

Dagaal xalay Al-shabaab iyo ciidamada dowladda ku dhexmaray Muqdisho

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Faah faahin dheeriya ayaa laga helayaa dagaal muddo ku dhow saacad socday oo habeenkii xalay Ciidanka Booliska dowladda ee Haramcad… Sii akhri

Xoogagga Taliban oo qabsaday degmo ka tirsan Afghanistan

Posted on June 5, 2021June 5, 2021 by News Office

Dagaal-yahannada Taliban ayaa jimcihii shalay qabsatay degmo ku taal koofurta waddanka Afghanistan, kadib markii ay halkaas isaga carareen ciidanka ammaanka… Sii akhri

Doorashada Somaliland: Sidee loogu kala guuleystay kuraasta wakiillada iyo deegaanka?

Posted on June 4, 2021June 5, 2021 by Desk

Waxaa ilaa hadda la shaaciyay natiijada doorashada Golaha Wakiillada Somaliland Shan (5) gobol oo kala ah Sanaag, Togdheer, Saaxil, Awdal… Sii akhri

Soomaaliya oo ka hadashay duqeymo ay Kenya ka geysatay Gedo

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeymo la sheegay in shalay diyaaradaha Kenya ka geysteen degaano ka tirsan… Sii akhri

Milatariga Soomaaliya oo sheegtay in ay dileen in ka badan 70 xubnood oo ka tirsan Shabaab

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by News Office

Ciidamada Milatariga Soomaaliya, ayaa guulo ka sheegtay dagaal saacadihii la soo dhaafay iyaga iyo Al-shabaab ku dhexmaray degaanno ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close