Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Baarlamanka Denmark oo ansixiyay sharci ka dhan ah Mangelyo-doonka

Baarlamaanka waddanka Denmark ayaa ansixiyey sharci waaxda socdaalka u oggolaanaya in ay u mustaafurin karto dadka magangelyo-doonka ee ku sugan… Sii akhri

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xaaladda Banii’adanimo ee Soomaaliya

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by News Office

Abaaraha iyo roob yarida ka jirta meela kamid ah Soomaaliya ayaa ku riixeysa in ka badan 2.73 milyan oo qof… Sii akhri

Askar lagu dilay dalka Pakistan

Posted on June 4, 2021June 4, 2021 by News Office

Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd. Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar… Sii akhri

Taliye ka tirsan Gorgor oo la dilay

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by Desk

Gaashaanle Maxamed Cabdiwahaab Faarax oo ahaa taliyihii ururka 6-aad guutada Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa galabta lagu dilay dagaal… Sii akhri

In ka badan 136 carruur ah oo lagu af-duubtay bartamaha Nigeria

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa todobaadkan bartamaha waddanka Nigeria ka af-duubtay in ka badan 136 arday oo da’yar ah. Dowlada Nigeria ayaa… Sii akhri

Wefdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Jowhar

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble  iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhowayd gaaray magaalada Jowhar ee xarunta… Sii akhri

Weerar khasaare gaystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by News Office

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray bar-kantarool oo ku taalla magaalada Kismaayo, sida laga soo xigtay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta ku wajahan magaalada Jowhar

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada… Sii akhri

Somali Journalists Launch ‘Disinformation Lab’ to Combat Spread of Fake News

Posted on June 3, 2021June 3, 2021

MOGADISHU, SOMALIA – The Federation of Somali Journalists has launched a campaign to combat the spread of false information, fake… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabid sameeyay

Posted on June 3, 2021June 3, 2021 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close