Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Cali Soomaali: Laba barnaamij ha lagu taageero xukuumadda Puntland

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sanaag u qaabilsanaa Puntland, Cali Xuseen Soomaali oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Badhan, ayaa… Sii akhri

Posted on June 7, 2021June 7, 2021 by News Office

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka dhagax-dhigaya shan waddo oo laami ah

Posted on June 7, 2021June 7, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Isniin ah Garoowe ka dhagax-dhigaya shan waddo oo laamiya, kuwaas oo… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya Iyo Imaaraadka Oo Kala Saxiixday Heshiis Is-Afgarad Ah

Posted on June 7, 2021June 7, 2021 by News Office

Waaxda Sirdoonka Maaliyadda ee Imaaraadka ee loo soo gaabiyo (UAE FIU) ayaa waxay  heshiis Is-faham (MoUs) kala saxixideen Xarunta Warbixinta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo mar kale magacaabay Agaasimeyaal cusub

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by Desk

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Warfaafinta. Wareegto uu… Sii akhri

Mucaaradka Somaliland oo sameystay isbahaysi siyaasadeed

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by Desk

Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa ku dhawaaqay isbahaysi ay ku hananayaan hoggaaminta Golaha Wakiillada iyo maayarrada… Sii akhri

Ciidamada Jordan oo la kulmay weeraro hubaysan

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by News Office

Ciidamada Amniga waddanka Jordan ayaa weeraro hubeysan kula kulmay caasimada Cumaan, sida ay masuuliyiintu sheegeen ka dib markii ay isku… Sii akhri

Xubno laga saaray guddiyada doorashada Soomaaliya

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by Desk

Guddiga xaqiijinta xubnaha cabashada laga keenay ee guddiyada doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay 34 xubnood oo laga saaray liiska guddiyada doorashooyinka… Sii akhri

Doorashada Somaliland: Golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Maroodi-jeex iyo Hargeysa oo la shaaciyay

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by Desk

Natiijada golayaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee gobolka Maroodi-jeex iyo degmada Hargeysa oo maalmihii ugu dambeeyay aad loo sugayay ayaa goordhaweyd… Sii akhri

AMISOM oo war ka soo saartay duqaymo ka dhacay Gobolka Gedo

Posted on June 6, 2021June 6, 2021 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Hawlgalka Nabad-ilaalinta ee AMISOM ayaa lagu sheegay  in ay Baaritaano ku samaynayaan duqaymo dhowaan ka dhacay… Sii akhri

Khasaaraha qaraxii Ex-Contorol Afgooye

Posted on June 5, 2021June 6, 2021 by Desk

Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Ex-Contorol Afgooye ee magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close