Shirweynihii Madasha bandhigga tayada maamul ee hay’adaha dawladda Puntland oo soo xirmay
Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Garoowe ayaa maanta lasoo gebo…
Open this website in Safari first.
Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Garoowe ayaa maanta lasoo gebo…
Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe waxaan shirkaasi furay Madaxweyne kuxigeenka dawladda Puntland…
Kulan looga arrinsanayey sidii loo dejin lahaa siyaasadda tayada shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta ka furmay Garoowe waxaana…
Waxaa maanta xaflad aan horay loo arag lagu qabtay magaalada Carmo ee gobolka Bari taas oo lagu caleema saarayey Beeldaajaha Beelaha Cali…
Hay’adda KAALO ayaa tababar u qabatay Saraakiil ka socotay Booliska iyo Asluubta Gaalkacyo, Xafiiska Xeer Ilaalinta iyo Garsoorayaal ka socday Maxkamadda Gobolka…
Shir looga hayey qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland…
Shir looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay…
Dalladaha SOSCENSA iyo PUNSAA oo ay ku midaysan yihiin qeybaha ugu badan ururada bulshada rayidka ah ee ka jira Soomaaliya ayaa War-murtiyeed…
Hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta qaadday imtixaan toos ah ama (Interview) ee loogu tartamayey dhowr boos/jago oo ka bannaan…
Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha (Capacity Injection Project) ayaa maanta lagu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka Caalamiga…