Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeelatay Safiirka dowladda Filand

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Fawziya Abiikar Nuur, ayaa kulan gaar ah la yeelatay safiirka dowladda Filand u… Sii akhri

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by News Office

Shirkadda Dahabshiil oo Muqdisho ka hirgelisay dhismaha ugu dheer Soomaaliya

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by News Office

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa isniinta 28-ka June dah-furaysa dhismaha Dahab Tower oo noqon doona dhismaha ugu dheer uguna weyn geyiga… Sii akhri

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo kulan la yeeshay Madaxa Waxbarashada Bariga yo Koonfurta Afrika

Posted on June 24, 2021June 24, 2021 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar (Cabdullahi Carab) iyo Madaxa Waxbarshadda Bariga iyo Koofurta Afrika Muna Salih Meky ayaa Aaladda… Sii akhri

Maxay ka wadahadleen Asad Diyaano iyo Safiirka Turkiga?

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by Desk

Siyaasi Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) iyo Safiirka Muqdisho u fadhiya Turkiga, Mehmet Yilmaz ayaa maanta ka wadahadlay arrimo la xiriira… Sii akhri

Midowga Yurub oo sheegay in uu cusboonaysiinayo heshiiska socdaalka ee uu la saxiixday Turkiga

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Midowga Yurub waa inuu cusbooneysiiyaa heshiiska socdaalka ee ay la saxiixdeen Turkiga sanadkii 2016, Madaxweynaha Guddiga Midowga Yurub Ursula von… Sii akhri

Culimada oo jawaab ka bixiyay eedayn ka timid xukuumadda Puntland

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Sheikh Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur, oo kamid ah Culimaa’udiinka ka horyimid xeerka Puntland ku mamnuucday gudniinka gabdhaha, ayaa jawaab ka… Sii akhri

Dagaal dhexmaray Booliiska Haramcad iyo Al-shabaab

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Dagaal u dhexeeyay Booliiska Haramcad ee dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab, ayaa xalay ka dhacay degaanka Xaawo Cabdi ee duleedka Magaalada… Sii akhri

Xooggaga Tigray oo gacanta ku dhigay qayba kamid ah Waqooyiga Itoobiya

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Xoogaga Fallaagada Tigray ee (TDF) ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen tiro magaalo ah halkaas oo dad sheegeen inay… Sii akhri

Madaxweynaha Filipino oo hanjabaad u diray dadka diidan talaalka COVID-19

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha Filipino Rodrigo Duterte, ayaa ku hanjabay inuu xiri doono dadka diidan inay qaataan talaalka ka hortaga Corona Virus. “Dadka… Sii akhri

WAR BAROORTU ORGIGA KA WEYN!!

Posted on June 22, 2021June 30, 2021

Maxaa muranka iyo khilaafka ka dhaliyay in gudniinka gabdhaha la joojiyo? Maxaase gudaha gabdhaha loogu mashquulsanyahay? Waxaa degaannada Puntland maalmahan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close