Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Faah faahin qasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qaraxii barqanimadii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaraxaan ayaa ka dhacay… Sii akhri

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on May 22, 2019May 22, 2019 by Cowke

Qarax loo adeegsaday gaari aayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa oo si weeyn looga maqlay dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa… Sii akhri

Kenya oo Garoonka Muqdisho ku soo cilisay wasiiro iyo xildhibaano

Posted on May 21, 2019May 21, 2019 by Cowke

Wasiir kuxigeenkii Tamarta iyo Biyaha xukuumada Federaalka Soomaaliya ahna Senator ka tirsan aqalka sare Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam… Sii akhri

Ciidamada Kenya oo isaga baxay garoonka iyo Jaamacada Kismaayo

Posted on May 21, 2019May 21, 2019 by Cowke

Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land ayaa ku waramaya in ciidamadda Kenya ee qeybta… Sii akhri

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday eedeeysanayaal

Posted on May 20, 2019May 20, 2019 by Cowke

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaa ay Xukun ku riday laba Eedeeysane,kuwaasi oo kala ah Canshuur Cusmaan Abuukar Cumar (Asad)… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta kulan yeelanaya

Posted on May 20, 2019May 20, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan ayaa ah kulankii 16-aad kalfadhigiisii 5-aad.… Sii akhri

Booliska oo sheegay in ay dad u qabteen qarixii ka dhacay Muqdisho

Posted on May 19, 2019May 19, 2019 by Cowke

Hay’adaha amaanka Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qarax gaari oo caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho gaar ahaan Degmadda Xamar… Sii akhri

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

Posted on May 19, 2019May 19, 2019 by Cowke

Qarax gaari oo laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay agaaarka… Sii akhri

Xildhibaanada Baarlamaanka oo kulan ku leh Muqdisho

Posted on May 18, 2019May 18, 2019 by Cowke

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho. Kulankaan… Sii akhri

Koox hubeeysan oo wiil dhalinyaro ahaaa ku dishay Muqdisho

Posted on May 18, 2019May 18, 2019 by Cowke

Kooxo hubeysan ayaa degmada Karaan ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa. Cabdi casiis Cabdullahi Maxamed ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close