Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Qarax loo adeegsaday gaari aayaa goordhow ka dhacay Muqdisho.

Qaraxa oo si weeyn looga maqlay dhamaan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay agagaarka taalada Daljirka Dahsoon.

Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi.

Qaraxa ayaa kadhacay bar fariisin oo ciidamada oo ciidamada dowlada ay ka waardiyeeyaan madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho.

Faah faahinta dib kala soco