Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Xubno Aqalka Sare ee Maamulka Somaliand oo Muqdisho lagu dooranayo

Xarunta Gaadiidka Booliska Degmada C/casiis waxaa maanta dib ugu bilaabanaya doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Gobolada Woqooyi Somaliland ka imaanaya,… Sii akhri

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Cowke

Diyaarad kuwa Xamuulka ah oo ku Burburtay Dalka Kazaqistan

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Cowke

Diyaarad nooca xamuulka qaada ah oo ku wajahneed garoonka Mans ee dalka Kazaqistan ayaa gabi ahaanba bur-burtay iyada oo ugu… Sii akhri

Koox hubeysan oo ganacsade caana ku dishay Suuqa Bakaaraha

Posted on January 15, 2017January 15, 2017 by Cowke

Ala Ha  u Naxariistee waxaa Goordhaweyd Gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan halka loo yaqaanoMaalin-taajir lagu dilay Ganacsade Cusmaan Dheere oo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo Soo xiray kala fadhigii labaad ee Golaha Wakiilada Jubbaland

Posted on January 15, 2017January 15, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dab lagu qabadsiiyay Dalka Talyaaniga

Posted on January 15, 2017 by Cowke

Muwaadin Soomaliyeed oo Magaciisa ilaa haatan  aan la shaacin ayaa dhintay, labo kalena waxaa ku xirmay neefta gudaha dalka talyaaniga,… Sii akhri

Komaandooska Soomaaliya oo weerar ku qaaday Fariisin Al-Shabaab

Posted on January 15, 2017January 15, 2017 by Cowke

Waxaa Tuulada lagu Magacaabo Yaaq-doomaar oo u dhaw Degaanka Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose wararka aanu ka heleyno ay sheegayaan… Sii akhri

Gudoomiye Jawaari” Waa ay Dhamaadeen Hoowlihii Madasha wadatashiga”

Posted on January 14, 2017 by Cowke

Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo qoraal kooban bartiisa Twitter-ka soo… Sii akhri

Wasiirkii Guuleed uu Xilka ka qaaday oo ka soo horjeystay Xil ka qaadistii lagu sameeyay

Posted on January 14, 2017January 14, 2017 by Cowke

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay xil ka qaadis lagu sameeyay waxaana uu sheegay in Xilkaqaadistaasi ay tahay… Sii akhri

Madaxweyne Guuleed oo Xilkii Ka qaaday Wasiirka arimaha Gudaha ee Maamulkaasi

Posted on January 14, 2017January 14, 2017 by Cowke

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa xilkii loogu qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Galmudug Mudane… Sii akhri

ilaa 3 Muwaadin oo Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koonfur Afrika

Posted on January 13, 2017 by Cowke

Dalka Koonfur Afrika oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa inta badan waxaa ka dhaca dilal loo geysto Dhalinyarada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close