Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Magaalada Gaarisa

Lix maxaabiis oo lagu hayay xabsiga saldhiga Booliska ee Gaarisa ayaa baxsaday kadib markii ay ka boodeen darbiga dambe ee… Sii akhri

Posted on January 20, 2017 by Cowke

Xoolihii oo Bilaabay in ay is Cunaan Abaarta darteed

Posted on January 19, 2017January 19, 2017 by Cowke

Lodani oo la sheegay inay tahay tii laga soo celiyey dalka Sucuudiga Oo dhawana Xoolaha Soomaaliya soo Celiyey ayaa laga… Sii akhri

Wiil Soomaaliyeed oo dhibaatooyin u geysan Jiray muhaajiriinta oo maxkamad lagu soo taagay Talyaaniga

Posted on January 19, 2017January 19, 2017 by Cowke

Dacwad-oogayaasha Talyaaniga ayaa soo dhamaystiray Warbixin ka kooban 40-bog oo muujinaysa Tacadiyo uu geystay Nin Soomaali oo lagu magacaabo Cismaan… Sii akhri

Midowga africa oo Burundi ugu baaqay in aanay Ciidamada Soomaaliya kala bixin

Posted on January 19, 2017 by Cowke

Madaxa Amniga iyo Nabad gelyada Midowga Afrika Smail Chergu ayaa booqasho labo maalmood ah ku jooga Magaalada Bujumbura ee Dalka… Sii akhri

Juurile oo Beeniyey in uu u Sharaxanyahay Gudoomiyaha Aqalka sare

Posted on January 18, 2017January 18, 2017 by Cowke

C/risaaq Xasan Cismaan (Juurile) oo kamid ah Xubnaha Aqalka sare ee  dalka  ee dhawaan lasoo doortay oo la hadlay warbaahinta… Sii akhri

Al-Shabaab oo Dil ku fulisay Askari u dhashay dalka Uganda

Posted on January 18, 2017January 18, 2017 by Cowke

Ururka Al-shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay Askari u dhashay dalka Uganda oo lagu magacaabi jirey Masassa M.Y,  oo… Sii akhri

Iska hor imaad ka socdo Magaalada Cadaado

Posted on January 17, 2017January 17, 2017 by Cowke

War hadda naga soo gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud oo xarun KMG u ah Galmudug ayaa ku soo warramaya… Sii akhri

Wasiir Katirsan Maamulka Galmudug oo is casilay

Posted on January 17, 2017January 17, 2017 by Cowke

C/qaadir Maxamed Aadan(Cabdul) oo ahaa Wasiir ku xigeenkii wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Galmudug, ahaana sii… Sii akhri

Hooyo iyo Caruurteeda oo Dab lagu Qabadsiiyay Gobolka Mudug

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Cowke

Afar Caruur ahaa oo wada dhalatay ayaa dhimatay, hooyadii dhashay iyo wiil kalena dhaawac fudud ayaa soo gaaray kadib markii… Sii akhri

Ciidamada AMISOM oo gaari Shacab ah ku Jiiray duleedka Muqdisho

Posted on January 16, 2017January 16, 2017 by Cowke

4 Qof oo shacab ah ayaa ku dhintay halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen degaanka Calamada ee duleedka muqdisho, kadib… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close