Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amar ku aadan caawinta dadka Abaaraha

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in xabsi la dhigayo dadka sida qaldan gargaarka u gaarsiinayo dadka abaaraha ka soo barakacay,… Sii akhri

Posted on March 27, 2017March 27, 2017 by Cowke

Qarax Gaari oo Goordhaweyd ka Dhacay Muqdisho

Posted on March 26, 2017March 26, 2017 by Cowke

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Waabari ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in qarax gaari uu ka dhacay  meel… Sii akhri

Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada oo Xilka Laga Qaaday iyo Taliye Cusub oo La Magaacabay

Posted on March 26, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Jen. Ibraahim Sheekh Muxiyadiin, iyadoo uu magacaabay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Gudoomiye Jawaari oo kulan Albaabada u xiranyihiin ku yeeshay Muqdisho

Posted on March 26, 2017March 26, 2017 by Cowke

Xalay waxaa xarunta Madaxtooyadda Soomaliya kulan ku yeeshay Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamanka Federaalka… Sii akhri

Soomaliya iyo Uganda oo Kawada Hadlay Dib u dhiska Ciidamada iyo Dagaalka Al-shabaab

Posted on March 26, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimada Kenya kula kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri… Sii akhri

Xiisad u dhaxeeysa Ciidamada Kenya iyo Dad Shacab ah oo ka taagan Ceel-Waaq

Posted on March 26, 2017March 26, 2017 by Cowke

Wararka naga soo gaaraya Degmada Ceel-Waaq ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi saakay ay ka taagantahay xiisad… Sii akhri

Galmudug oo ka hortimid codsi uga yimid Ra’iisul wasaare Kheyre

Posted on March 26, 2017March 26, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa dhowaan u diray  Baarlamaanka Galmudug codsi ahaa in muddo 45 cisho ah dib… Sii akhri

Jawaari:-“Kheyre dib ha ugu laabto Golihiisa Wasiirada Ka hor inta uusan hor keenin Baarlamaanka”

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Cowke

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka Soomaliyeed Maxamed Cismaan jawaari ayaa qoraal uu u direy ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxa uu kula… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Galmudug oo la jirdilay

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Cowke

Xildhibaan Maxamed Xasan Geele oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug dhanka kalena ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug… Sii akhri

Madaxweynihii Dalka Masar Xusni Mubaarak oo Xabsiga laga sii daayay

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Cowke

Madaxweynihii hore ee waddanka Masar, Maxamed Xusni Mubaarak ayaa xabsiga laga sii daayay. Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close