Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Cowke

Shirka Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo Maanta ka Furmaya Nairobi

Magaalada Nairobi ee Caasimada Wadanka Kenya ayaa  maanta Waxaa lagu Wadaa in uu ka Furmayo Shirka Urur Goboleedka IGAD. Shirkaan… Sii akhri

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Cowke

Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Amaanka uga Warbixiyay Xaaladda Soomaliya

Posted on March 25, 2017March 25, 2017 by Cowke

Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ayaa qadka taleefanka waxa uu… Sii akhri

Roobab Caawa Ka Da’aya Qaar kamid ah Gobolada Dalka Soomaaliya

Posted on March 24, 2017March 24, 2017 by Cowke

Xili Abaaro ba’an oo loo bixiyay Abaartii Sima ay ka jirto dalka Soomaaliya islamar kaasina magacaasi Sima loogu bixiyay kadib… Sii akhri

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Posted on March 24, 2017March 24, 2017 by Cowke

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa maanta ka dhacay qarax khasaare geeystay. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay… Sii akhri

Xildhibaan Ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu weeraray Muqdisho

Posted on March 24, 2017March 24, 2017 by Cowke

Waxaa kooxo hubeysan habeenki xlaey ahaa ay qaraxyo ku weerareen Guri Muqdisho uu ka degen yahay xildhibaan Macalin Cali Aadan… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis kala saxiixday

Posted on March 23, 2017March 23, 2017 by Cowke

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Maanta kulan kuwada yeeshay qasriga madaxtooyada Magaalada Nairobi ee Caasimada wadanka Kenya. Labada Madaxweyne ayaa… Sii akhri

Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on March 21, 2017March 21, 2017 by Cowke

Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maqribnimadii caawa abaarihii 05:55 daqiiqo waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Guriga… Sii akhri

Akhriso: liiska Golaha wasiirrada, wasiir ku-xigeennada iyo wasiir dowlayaasha

Posted on March 21, 2017March 21, 2017 by Cowke

AKHRISO: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada

Posted on March 21, 2017March 21, 2017 by Cowke

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada. Golaha Wasiirada Cusub ee uu… Sii akhri

Puntland Post oo heshay Magacyada iyo Xilalka qaar kamid ah Wasiirada Cusub

Posted on March 21, 2017March 21, 2017 by Cowke

Goordhow waxaa lagu wadaa in Golaha Wasiirada Xuukumada Soomaaliya Lagu dhawaaqo. Golaha Wasiirada ayaa waxaa ku Jiri doono Siyaasiin cusub… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close