Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author jml

DAAWO:Wax qabadka Waaxda Taya Dhowrka Badeecadaha & Raashinka soo gala Puntland

Madaxda Hay’adda Faya-dhawrka ee Badeecadaha iyo raashinka ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay mudadii ay xaafiiskan la… Sii akhri

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by jml

BAARLAMAANKA PUNTLAND OO KU DHAWAAQAY WAQTIGA RASMIGA AH EE AY DHACAYSO DOORASHADA MADAXWEYNAHA PUNTLAND.

Posted on August 14, 2018 by jml

Kal-fadhiga 41-aad fadhigiisa 24 aad ayaa maantay looga dooday hanaanka doorashada Puntland 2019 iyagoona sidookale warbixin ka dhagaysta guddiga KM… Sii akhri

Cabdi Faarax Juxa oo ku dhawaaqay in uu u taagan yahay Madaxweynaha Puntland 2019

Posted on August 10, 2018August 10, 2018 by jml

Wasiirkiih hore ee Wasaaradda arimaha gudaha iyo Federalka DFS  Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa xalay ku dhawaaqay ololihiisa doorashada Puntland… Sii akhri

Akhriso:- Garsoorka Gobolka Nugaal oo dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Puntland

Posted on August 7, 2018August 7, 2018 by jml

Garsoorka Gobalka Nugaal ayaa dacwad ka gudbiyey Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland kadib markii ay ku eedeeyeen inay bixin wayday mushaarkii… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo sheegtay in 11% uu is dhimay dakhliga Dowladda

Posted on August 7, 2018August 7, 2018 by jml

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje oo baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey Xisaab xirka Miisaaniyadda Puntland ee 2017… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo shaqadii ka joojiyey Hay,ada shaqaalaha Rayidka ah.

Posted on July 19, 2018July 20, 2018 by jml

Baarlamaanka Puntland oo ku jira kalfadhiga 41-aad ayaa fadhigiisa 13-aad ka dooday habka shaqaalaynta shaqaalaha rayidka ah ee Puntland. Gudoomiye… Sii akhri

(Dhegeyso)Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo shaacisay Imtixaanka dugsiyada sare ee Puntland

Posted on July 19, 2018 by jml

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland ayaa maantay soo bandhigtay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalada 4-aad ee dugsiyada Sare… Sii akhri

(DAAWO)-MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KA WARBIXIYEY SAFAR UU UGU BAXAY DALKA BELJUIM.

Posted on July 14, 2018 by jml

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay u safar ugu baxay dalka Buljimka halkaas oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Isbitaalka Carafaat ee Garowe

Posted on July 6, 2018July 7, 2018 by jml

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xariga ka jaray isbitaalka cusub ee CARAFAAT oo magaaladda Garowe laga hirgeliyey,isbitaalka… Sii akhri

(SAWIRRO)AGAASIMAHA MAAMULKA IYO MAALIYADDA WASAARADDA WAXBARASHADA PUNTLAND OO XILKA LA WAREEGAY

Posted on July 4, 2018 by jml

Munaasabad ay xilka kula agaasimaha waaxda maamulka iyo Maaliyada Wasaaradda Waxbarashada Puntland Mahad Colaad Maxamed iyo agaasimihii hore ee waaxda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.