Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ciidanka Amniga Dowladda oo gurigiisa kala baxay nabad-doon caan ah

Muqdisho (PP) ─ Cidamada Dowladda Somalia ayaa xalay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee dulleedka Muqdisho kala baxay… Sii akhri

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by PP-Muqdisho

Xoogag ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo duleedka Marka ku qowracay Laba Ruux

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by PP-Muqdisho

Marko (PP) ─ Xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa xalay dulleedka degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hooe ku qowracay… Sii akhri

Wiil uu dhalay Cismaan Cilmi Boqorre oo maanta loo doortay Xildhibaan

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Doorasho maanta ka dhacday Muqdisho oo ahayd mid lagu buuxinayay kursigii uu ka geeriyooday marxuum Cismaan Cilmi… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo lagu eedeeyay in ay dhaqaaale siiso Kooxda Al-shabaab

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Siyaasi ka tirsan xukuumadda Kenya ayaa Qaramada Midoobay ku eedeeyay inay dhaqaale siiso Al-shabaab, taasoo qayb ka… Sii akhri

Ciidammo Booliis ah oo loo xiray arrimo la xiriira musuq-maasuq iyo amni-darro

Posted on April 2, 2019April 2, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliska Booliska Somalia ayaa faah-faahinno ka bixiyay hawl-gallo ka socda Muqdisho, kuwaasoo lagula dagaallamaayo falal amni-darrada ee… Sii akhri

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay deegaanno ka tirsan Jubbooyinka

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Diyaarado dagaal ayaa duqeyn ka fuliyeen deegaanno ka tirsan hoostaga degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada dhexe, halkaasoo… Sii akhri

Hawl-galo lagu Xaqiijinayo Amniga oo laga billaabay Degmooyinka Muqdisho

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Booliiska Somaia ayaa xalay hawl-gallo baaritaanno ah ka sameeyeen degmooyin badan oo ka tirsan gobolkan Banaadir, waxaana… Sii akhri

Kal-fadhigii shanaad ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka oo Maanta furmaya

Posted on April 1, 2019April 1, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa inuu furmo kal-fadhiga shanaad ee golaha Aqalka sare ee baarlamaanka… Sii akhri

Afhayeenka Shabaab oo Sababayeeyay Weerarrada ay ka fuliyaan Muqdsho

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Afhayeenka Ururka Al-shabaab, Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] ayaa ka warbixiyay sababta ay u kordhiyeen weerarrada ay… Sii akhri

Xukuumadda Somalia oo Guddi Wasiirro ah u saartay sugida Amaanka Muqdisho

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan dhar saacadood qaatay ayaa Mogdisho dhacay, kaasoo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirrada DF, si gaar ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close