Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wafdi ka socda Ha’yadaha dib-u-eegista dastuurka KMG ah oo gaaray Kismaayo

Muqdisho (PP) ─ Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo siihayaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna wasiir ku xigeenka Dastuurka… Sii akhri

Posted on April 7, 2019April 7, 2019 by PP-Muqdisho

Xildhibaanno siyaabo kala duwan uga hadlay Baaqashadii shirkii Barlamanka

Posted on April 6, 2019April 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa baaqashadii kulankii maanta ee Baarlamaanka Somalia uu ka yeelan lahaa amniga dalka siyaabo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Eritrea

Posted on April 6, 2019April 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha Dibadda ee… Sii akhri

Madaxda Hay’adaha Amniga oo maanta hor-tagaya Barlamaanka si su’aalo…

Posted on April 6, 2019April 6, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxda ha’yadaha amniga Dowladda Somalia ayaa maanta hor-tagaya xildhibaannada baarlamaanka Somalia, iyadoo su’aalo laga weydiinayo xaaladaha amni… Sii akhri

Faafaahin Khasaarihii Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho iyo Al-shabaab oo…

Posted on April 5, 2019April 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay, toddobana kale dhaawacyo kala duwna ayaa kasoo gaaray qarax xalay… Sii akhri

Amniga Muqdisho oo aad loo adkeeyay iyo Maaradoon Maanta la Qabanayo

Posted on April 5, 2019April 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidamada amniga Somalia ayaa sii adkeeyay amniga guud ee Muqdisho xilli xalay qarax khasaaro geystay uu ka… Sii akhri

RW KHAYRE oo ku faanay in ay bixiyeen daymihii lagu lahaa Xukuumaddii Hore

Posted on April 5, 2019April 5, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dowladda Somalia ay bixisay daymihii lagu lahaa dowladdii… Sii akhri

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Bangiga Dhexe ee Somalia

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Somalia ayaa guddoomiyaha cusub ee Bankiga Dhexe ee Somalia u magacowday C/raxmaan Maxamed C/llaahi, iyadoo tani… Sii akhri

Qarax culus oo Goor-dhaw ka dhacay Magaalada Muqdisho

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax culus oo jugtiisa laga maqlay inta badan xafadaha Magaalada Muqdisho ayaa goor-dhaw ka dhacay agagaarka taliska… Sii akhri

Wasiirro iyo Taliyeyaasha ciidamada DF oo looga yeeray Baarlamaanka

Posted on April 4, 2019April 4, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa si deg-deg ah ugu yeeray mas’uuliyiinta hay’adaha amniga dowladda,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close