Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey hawl-galo amni oo laga bilaabayo Caasimada

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) oo shir jaraaid ku qabtay Xarunta… Sii akhri

Posted on March 31, 2019March 31, 2019 by PP-Muqdisho

Dowladda FS oo Caddeysay Mowqifkeeda ku Aaddan Lahaanshaha Golan Heights

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Federaalka Somalia, ayaa war kasoo saartay xiisadda ka taagan buuraha Golen ee dhawaan Madaxweynaha Mareykanka Donald… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka DF oo soo Ban-digtay Dastuurka oo ku Qoran Carabi

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan lagu soo bandhigayay islamarkaana lagu faafinayay nuqulka carabiga ee dastuurka ku meel gaarka ah ee soomaaliya… Sii akhri

Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada oo la dhaawacay iyo Qarax ka dhacay Xamar

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyihii ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Somalia oo lagu magacaabo, C/fataax Daba-gaalle ayaa goor-dhawr lagu dhaawacay illinka… Sii akhri

Madaxweyne Famaajo oo qiray in dhawr bilood aysan Ciidanku qaadan Mushaar

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay la hadlayay saraakiisha ciidamada xoogga ayaa shaaciyay in muddo 22… Sii akhri

Beesha Caalamka oo sheegtay inay soo dhaweyneyso isbedellada ay waddo DF

Posted on March 26, 2019March 26, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Beesha Caalamka ayaa qoraal ay maanta soo saartay shaaca uga qaadday inay si buuxda u taageereyso is-beddelada… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kormeerro ku maray Xeryaha Ciidammada Dowladda

Posted on March 25, 2019March 25, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Somalia ayaa ku… Sii akhri

YARIISOW: Dib ayaan u dhisaynaa Goobihii Danta guud ee loogu adeegi jiray Dadka

Posted on March 25, 2019March 25, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa maanta dhagax dhigay Xarunta Waaxda Barwaaqo… Sii akhri

Muslimiintii lagu laayay New Zealand oo loo sameeyay baroor-diiq Qaran

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by PP-Muqdisho

Christchurch (PP) ─ Dalka New Zealand, ayaa maanta si toos ah loo baahiyay aadaanka iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay… Sii akhri

Machadka Heritage oo Warbixin kasoo saaray Xukuumadda Farmaajo

Posted on March 22, 2019March 22, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Machadka Cilmi-baarista Siyaasadda Soomaaliya ee Heritage oo xaruntiisu tahay Muqdisho ayaa toddobadkan soo saaray warbixin dheer oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close