Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Guriga Madaxweynihii hore ee Dalka Sudan oo laga helay lacago fara badan oo la kaydiyay

Khartuum (PP) ─ Wararka laga helayo waddanka Suudaan ayaa sheegaya in baaritaan lagu sameeyay guriga madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar… Sii akhri

Posted on April 20, 2019April 20, 2019 by PP-Muqdisho

Shir looga hadlay dhameystirka Dastuurka Qabyada ah ee dalka oo lagu Qabtay Xamar

Posted on April 20, 2019April 20, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka arrimaha dastuurka, Saalax Axmed Jaamac ayaa gudoomiyay shir u dhaxeeyay wasaaradda, gudigga baarlamaanka ee la-socodka dib-u-eegista… Sii akhri

Maamulka iyo Dadweynaha Degmo ka tirsan Muqisho oo la guddoonsiiyay Abaal-marino

Posted on April 19, 2019April 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa abaalmarin guddoonsiiyey Shacabka, Maamulka iyo… Sii akhri

Jeneraal jawaab kulul ka bixiay hadal kasoo yeeray Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya

Posted on April 19, 2019April 19, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliyihii hore ee Qeybta 27-aad ee xoogga Somalia, Jen. Jeneral Maxamuud Maxamed Macalin [Koronto] ayaa ka hadlay… Sii akhri

Ciidan Kumaandoosta ah oo Maanta Tababar loogu soo xiray Magaalada Muqdisho

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Boqolaal ka tirsna ciidanka kumaandoosta Somalia ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada ay Turkigu ka dhiseen… Sii akhri

Dowladda Somalia oo soo bandhigtay Qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta

Posted on April 18, 2019April 18, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Somalia, ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka siyaasada Qaran ee isgaarsiinta iyo tiknoojiyada (National ICT… Sii akhri

Faahfaahin Khasaarihii ka dhashay Qaraxii maanta ka dhacay Isgoyska Dabka ee Xamar

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhintay in ka badan 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen qarax… Sii akhri

DUQA MUQDISHO: Argagaxisadu marna kama dhuuman karto Ciidamada Ammaanka DFS

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan… Sii akhri

Qarax weyn oo goor-daw ka dhacay Waddada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho

Posted on April 17, 2019April 17, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Khasaare aan la xaqiijin ayaa ka dhashay qarax goor dhaw ka dhacay isgoyska dabka ee Muqdisho, kaasoo… Sii akhri

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo Xilka la Wareegay

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee waaaradda Dastuurka DF ayaa maanta ka dhacaday Xarunta Wasaaradda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close