Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Shir Muqdisho uga furmay Wasaaradaha Is-gaarsiinta ee DF iyo dawlad-goboleedyada

Muqdisho (PP) ─ Shirka wada-tashiga ee Wasaaradaha isgaarsiinta iyo boostada ee Dowladda federaalka iyo dawlad-goboleedyada ayaa maanta ka furmay Muqdisho.… Sii akhri

Posted on April 16, 2019April 16, 2019 by PP-Muqdisho

Tiro dad ah oo xalay lagu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee Dulleeda Muqdisho

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan saddex oo la socday hal gaari ayaa kooxo hubeysan ay xalay ku dileen deegaanka Ceelasha… Sii akhri

Dibad-bax ka dhan ah Waddooyinka Xiran ee Muqdisho oo ka socda qaybo ka mid ah Xamar

Posted on April 15, 2019April 15, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dadweyne iyo wadayaasha gaadiidka oo ka careysan xirnaashaha waddooyinka Muqdisho ayaa maanta dibadbaxyo ka dhigaya qaybo ka… Sii akhri

Madaxda Hay’adaha Amniga oo Maanta hor-tagaya Xildhibaannada Baarlamaanka DF

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeelanaya xaruntooda Muqdisho, kaasoo looga doodi doono… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo: Ma ogolaan doono in nalaga weeciyo waddada aan cagta saarnay

Posted on April 14, 2019April 14, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo boqollaal dadweynaha kula hadlay Xarunta Degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in… Sii akhri

Wasiir sheegay in dhagaxda Wadooyinka lagu xiray ay xoojinayaan Ammaanka Muqdisho

Posted on April 13, 2019April 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Waxbarashadda Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in loo baahan yahay in Muqdisho la soo dhigo… Sii akhri

Askari ka tirsan Ciidamada DF oo si bareer ah dad shacab ah ugu toogtay Muqdisho

Posted on April 13, 2019April 13, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Askari ka tirsan ciidamada dowladda Somalia ayaa saaka oo Sabti ah si bareer ah Muqdisho ugu dilay… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo Dhakhaatiir Ajaanib ah ka Afduubay Magaalada Mandheera ee Kenya

Posted on April 12, 2019April 12, 2019 by PP-Muqdisho

Mandheera (PP) ─ Kooxo hubeysan oo aan la garanayn ayaa Magaalada Mandheera ee dalka Kenya ka afduubay laba dhakhtar oo… Sii akhri

MADXWEYNE FARMAAJO: Waxaa naga go’an in aan ogaanno tirada guud ee Ciidamadeenna

Posted on April 12, 2019April 12, 2019 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisu… Sii akhri

Iska-horimaad culus oo ka dhacay Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose

Posted on April 12, 2019April 12, 2019 by PP-Muqdisho

Qoryooley (PP) ─ Ugu yaraan shan qof oo dhinacyadii dagaalamay ka mid ah ayaa ku dhintay dagaal culus oo xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close