Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Boqolaal Ruux oo ku naf-waayay Daadad Xoog leh oo ku dhuftay Dalka Sierra Leone

Freetown (PP) ─ Ugu yaraan 300 qof ayaa ku geeriyooday roobab daadad wata oo ku dhuftay caasimadda dalka Sierra Leone… Sii akhri

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Wararkii ugu Doorka-roonaa ee Doorashadii ka dhacday Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Doorashooyinkii dhawaan ka qabsoomay dalka Kenya waxa ay saameyn muuqata ku yeesheen Soomaalida ku dhaqan saddexda degmo… Sii akhri

DHAGEYSO Kalsooni kala Laabashadii Madaxweynihii Maamul-goboleedka Hir-Shabeelle

Posted on August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Magaalada Jowhar ayaa waxaa goor-dhaw kulan uu ku yeeshay baarlamaanka Hirshabeelle xilkii looga qaday madaxweynihii Maamulkaas, Cali… Sii akhri

Dowladda FS oo dhibaatooyinkii dalka ka dhacay ku tilmaantay kuwo indhaha u furay

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somalia Mahdi Maxamed Guuleed [Khadar], ayaa maanta ka qayb galay kalan lagu soo… Sii akhri

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Madaxda DFS ka dalbaday Arrin ku saabsan Rooboow

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka laga helayo Villa Somalia ayaa sheegaya inay socdaan shirar ku saabsan xaaladda guddoomiye ku xigeenkii hore… Sii akhri

FARMAAJO: Dowladda Soomaaliya waxaa ka go’an inay Cirib-tirto Cudurrada dilaaga ah

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in cudurka dabaysha laga cirib tiray guud ahaan… Sii akhri

Wasaaradda Dastuurka Somalia oo kulan wadatashi ah la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir

Posted on August 14, 2017August 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Soomaaliya, ayaa maanta kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hanaanka dib-u-eegista Dastuurka la… Sii akhri

Al-shabaab oo ka hadlay is-dhiibidda uu Abu-mansuur isku dhiibay Dowladda

Posted on August 13, 2017August 13, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shaabaab ayaa sheegay in Abuu-Mansuur oo saakay isku dhiibay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Koonfur-galbeed… Sii akhri

Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur oo isku dhiibay Maamulka Koonfur-galbeed

Posted on August 13, 2017August 13, 2017 by PP-Muqdisho

Xudur (PP) ─ Warar goor-dhaw naga soo gaaray Gobolka Bakool, ayaa waxay sheegayaan in Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali [Abuu Mansuur]… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay Dibadbaxyadii Rabshadaha Watay ee Kenya oo Sare u kacay

Posted on August 12, 2017August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Waxaa sare u kacay khasaarhii ka dhashay dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhacaya Kenya maalin kaddib markii… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close