Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Rabshado ka dhashay Guushii Madaxweynaha Kenya oo ka bilowady Magaalooyin dhawr ah

Nairobi (PP) ─ Magaalooyin ka tirsan dalka Kenya ayaa waxaa xilligaan ka socda dibadbaxyo rabshado wata oo ka dhashay doorashadii… Sii akhri

Posted on August 12, 2017August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Maxay tahay sababta ay Hoggaamiyayaasha Afrika ay Dibadda ugu Aadaan Caafimaad?

Posted on August 12, 2017August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxwaynayaasha Nigeria, Angola, Zimbabwe, Benin iyo Algeria ayaan dhammaantood kalsooni ku qabin adeegayada caafimaad ee wadamooda. Waxayna… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun toogasho ah ku fulisay laba ruux oo ay ku eedeeyeen dambiyo kala duwan

Posted on August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Jamaame (PP) ─ Al-shabaab ayaa Degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Dhexe ku dishay laba ruux oo ay ku eedeysay jaajuusnimo,… Sii akhri

Maxkamad ku taalla Hindiya oo mar kale xukuntay Soomaali ku jira xabsiyada dalkeeda

Posted on August 12, 2017 by PP-Muqdisho

New Delhi (PP) ─ Maxkmad ku Taala wadanka Hindiya ayaa 26-maxbuus oo Soomalai ah ku xukuntay min toddobo sanno oo… Sii akhri

Mid ka mid ah Maamul-goboleedyada Somalia oo hub ku Wareejiyay Abuu-Mansuur Rooboow

Posted on August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Xudur (PP) ─ Ilo wareedyo lagu kalssoon yahay ayaa sheegaya in mid ka mid ah wasiirrada maamulka Koonfur-galbeed Somalia uu… Sii akhri

Gudiga Doorashooyinka Kenya oo ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxnimo

Posted on August 11, 2017August 12, 2017 by PP-Muqdisho

Naiorbi (PP) ─ Guddoomiyaha Guddiga Doorashada ee Kenya, Wafula Chebukati ayaa ku dhawaaqay natiijadii kama dambeysta ahayd ee  doorashada madaxnimo… Sii akhri

Shirkadaha ka hawlgala Garoonka Muqdisho oo la sheegay in laga rari doono Halkaas

Posted on August 11, 2017August 11, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, Yusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa maanta sheegay in shirkadaha ajaaniibta ah laga… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Al-shabaab iyo Abuu-Mansuur oo dib uga Qarxay Gobolka Bakool

Posted on August 11, 2017August 11, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus oo u dhexeeya xoogag taabacsan Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-mansuur] iyo Al-shabaab ayaa dib uga… Sii akhri

Maamulka Koonfur-gableed oo Wadahadal la furaya Xubno ka socda Abuu-Mansuur

Posted on August 11, 2017August 11, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu wafdi u diray xarunta gobolka Bakool… Sii akhri

Qarax culus oo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho

Posted on August 11, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay tiro kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray kaddib markii ruux… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close