Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wasiirro diiday go’aankii Dowladda Somalia ee ku Aadanaa Kiiska C/kariin Qalbi-dhagax

Muqdisho (PP) ─ Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somalia ayaa la sheegay inay kasoo horjeesteen go’aankii laga gaaray Kiiska C/kariin Sheekh… Sii akhri

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Uganda oo sheegtay in Somalia aysan weli ka jirin dowlad awood leh oo sugi karta amniga

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Kampala (PP) ─ Taliyaha ciidamada Uganda ee qaybta ka ah Hawlgalka AMISOM ee Somalia, Brig. Kayanja Muhanga ayaa sheegay inaysan… Sii akhri

Dowladda Somalia oo ka dhawaajisay inay dib u eegayso heshiiskii ay gashay Dowladdii hore

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia C/raxmaan Cumar Cusmaan [Yariisow], ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u eegis… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo si dadban uga hadlay Kiiskii Cabdikariin Qalbi-dhagax

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Ra’isul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa shaaca ka qaaday in Dowladdiisu ay ka fiirsan doonto shaqsiyaadka… Sii akhri

Al-shabaab oo diiday hadalkii Dowladda FS ee ahaa in Qalbi-dhagax uu xiriir la lahaa

Posted on September 7, 2017September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xarakada Al-shabaab ayaa iska fogeysay war Dowladda Farmaajo Somalia kasoo baxay oo lagu sheegay in sarkaalkii jabhada… Sii akhri

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay muranka siyaasadeed ee ka alooan Hirshabeelle

Posted on September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ War-saxaafadeed ay wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ururka IGAD, Dowladdaha Itoobiya, Talyaaniga,… Sii akhri

Kooxo hubeysan oo xalay Haweeney uur leh ku kufsaday kuna dilay Degmada Marko

Posted on September 7, 2017 by PP-Muqdisho

Marka (PP) ─ Kooxo hubeysan ayaa xalay degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose ku kufsaday isla markaana ku dilay… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay inay saddex sarkaal oo Al-shabaab ka tirsan ku dileen Koonfurta Somalia

Posted on September 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Dowladda Washington ayaa sheegtay in duqeymo dhanka cirka ah ay ku dleen sadex sarkaal oo ka tirsanaa… Sii akhri

Xildhibaano ka gadooday go’aankii Dowlada Somalia ee Qalbi-dhagax oo kulammo leh

Posted on September 6, 2017September 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa kulan deg-deg ku leh Muqdisho, kaddib go’aankii xukuumadda Somalia ka… Sii akhri

Dowladda Shiinuhu ma Xakameyn karaysaa Awoodda Ciidan ee Dalka Kuuriyada Woqooyi?

Posted on September 6, 2017September 6, 2017 by PP-Muqdisho

Beijing (PP) ─ Jamhuuriyadda Shiinuhu waa dal leh xiriirro laba geesood ah oo ku salaysan masuuliyadda la qaado, waxaanu xidhiidh… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close