Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xildhibaanno diyaarinaya Mooshino ka dhan ah Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxmed Sheekh Jawaari ayaa wajahaya laba mooshin oo is-bar-bar socota oo ay… Sii akhri

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by PP-Muqdisho

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo ka baxay shirkii Golaha Wasiirrada

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xubno ka tirsan golaha wasiirrada xukuumadda Somalia ayaa sheegay in wasiirka maaliyadda Somalia C/raxmaan Ducaale Bayle uu… Sii akhri

FAAHFAAHIN: Millateriga Zimbabwe oo weli talada gacanta ku haya iyo rasaas dhacaysa

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Xaaladda magaalada Harare ee caasimadda dalka Zimbabwe ayaa weli kacsan, iyadoo meelaha qaarkood caawa laga maqlayo rasaas… Sii akhri

R/W Kheyre: Ma jiro khilaaf nasoo dhex-galay aniga iyo Madaxweynaha

Posted on November 15, 2017November 15, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay xiriirka wada-shaqeyneed ee isaga iyo madaxweynaha dowladda federaalka… Sii akhri

Rajadii Isboorti ee Talyaaniga oo sii lumaysa kaddib markii laga Reebay Koobka Adduunka

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by PP-Muqdisho

Milano (PP) ─ Xulka Kubbadda Cagta ee Talyaaniga ayaa ka haray koobka Adduunka markii ugu horeysay tan iyo Sannadkii 1958-kii,… Sii akhri

Xukuumadda FS oo si kooban uga Hadashay Doorashadii shalay ka dhacday Somaliland

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kulan gaar ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirrada Soomaaliya, ayaa lagu Meel-mariyay Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Somalia… Sii akhri

Xukuumadda FS oo sheegtay inay xoojinayso culumada si loo jabiyo fikirka Al-shabaab

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah culima’udiinka Soomaaliyeed iyo guddigii… Sii akhri

Gaadiidka Ciidanka AMISOM oo lagu weeraray Qarax Is-miidaamin ah

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta barqadii lagu qaaday… Sii akhri

R/WASAARE KHAYRE: Haweenka Soomaaliyeed waa in ay Hoggaamiyaan Xoreynta Dalka

Posted on November 14, 2017November 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay Munaasabad ay Haweenka Soomaaliyeed ku taageerayeen ciidamadda… Sii akhri

Danjirihii Somalia u fadhiyay Imaaraadka oo Dhegaha ka fureystay inuu Xilka Wareejiyo

Posted on November 13, 2017November 13, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa ku amartay danjirihii Soomaaliya u fadhiyay Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikhey inuu xilka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close