Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Al-shabaab oo Weerartay Ciidammo ka Tirsan kuwa Dowlada oo ku socday degmada Jowhar

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerartay Gaari ay saarnaayeen ciidammo ka tirsan kuwa Dowladda xilli ay marayeen… Sii akhri

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by PP-Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Weeraray Koontarool ay Muqdisho ku lahaayeen Ciidamada Xasilinta

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ciidanka xasilinta Muqdisho ayaa lagu rasaaseeyay xalay bar-koontarool oo ay gaadiidka ku baarayeen oo ku yaala Xaafadda… Sii akhri

Saameyn intee la’eg ayay Dowladda Shiinuhu ku leedahay Waddanka Zimbabwe?

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Safar uu dhawaan dalka Shiinaha ku tagay taliyaha militariga Zimbabwe ayaa ahaa mid iska caadi ah oo… Sii akhri

Robert Mugabe iyo Xaaskiisii Grace oo laga Xayuubiyay Hoggaamintii Xisbiga ZANU-PF

Posted on November 19, 2017November 19, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Xisbul-xaakimka dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa ka qaaday maanta xilkii hoggaaminta xisbiga Robert Mugabe, iyadoo isla xilkan… Sii akhri

Xisbiga ZANU-PF oo lagu wado inuu Maanta Go’aan kama dambeys ah ka gaaro Mugabe

Posted on November 19, 2017November 19, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Xubnaha Xisbiga talada dalka Zimbabwe haya ee ZANU-PF ayaa waxay maanta oo Axad ah yeelanayaan kulan ay… Sii akhri

Mudaaharaadyo looga horjeedo Mugabe oo ka socda Magaalada Harare iyo qaybo kale

Posted on November 18, 2017November 18, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Mudaaharaadyo waaweyn oo looga soo horjeedo Robert Mogabe oo 37-sano xukumayya dalka Zimbabwe ayaa ka socda Magaalada… Sii akhri

Robert Mugabe oo markii ugu horreysay lagu arkay Fagaare tan iyo markii Ciidamadu…

Posted on November 17, 2017November 17, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Madaxweynaha Zimbabwe Robert G. Mugabe ayaa markii ugu horreysay lagu arkay meel fagaare ah tan iyo markii… Sii akhri

Amniga Magaalooyinkii Somaliland ee ay Rabshaduhu ka dhaceen oo Maanta Deggan

Posted on November 17, 2017November 17, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Kaddib rashado ka dhashay muran ka taagan doorashadii ka dhacday Somaliland ayaa xalay ka dhacay deegaano ka… Sii akhri

Wasiirka Amnga oo sheegay in Tallaabo adag ay ka Qaadayaan Dadka beenta ka faafiya DF

Posted on November 17, 2017November 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow [Ducaale] ayaa u digay dadka xukuumadda ka faafiya wararka… Sii akhri

Waxyaabaha Kor-joogtada Caalamiga ah ay ka Saluugeen Doorashadii Somaliland

Posted on November 16, 2017November 16, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Kor-joogtadii Caalamiga ah ee dusha kala socota Doorashadii Isniintii ka dhacday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close