Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Emmerson Mnangagwe oo ku laabtay Harare si xilka Madaxweynaha dalkaas loogu dhaariyo

Harare (PP) ─ Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwe ayaa dib ugu laabtay caasimadd dalkaaasi ee Harare, isaga oo… Sii akhri

Posted on November 23, 2017November 23, 2017 by PP-Muqdisho

XASAN KHAYRE: Dhawaan ayaa la furi doonaa Waddada isku-xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Posted on November 23, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa ka dhawaajiyay in Cidiamada Qalabka sida ee Somalia ay dhawaan… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Safar shaqo ku tagay Baydhabo

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa safar shaqo oo u-kuurgelid ah ku tegay magaalada Baydhabo… Sii akhri

Ciidamada Amniga Somaliland oo Xiray Xubno ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Ciidamada Ammaanka Somaliland ayaa xiray laba mas’uul oo kala ah; Wasiirkii hore ee Kalluumaysiga iyo Dekeddaha Maxamed… Sii akhri

Afhayeen u hadlay Al-shabaab oo beeniyay in saldhig ay leeyihiin la duqeeyay

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa war kasoo saartay war kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika [AFRICOM] iyo Dowladda Somalia,… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabwe oo noqonaya Madaxweynaha cusub ee dalkaas

Posted on November 22, 2017November 22, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwe ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ku… Sii akhri

Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Kooban

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha Cusub ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ku guuleystay doorashadii madaxnimo ee 13-kii bishan ka dhacday… Sii akhri

Mareyanka oo kordhiyay Ciidanka kaga sugan Soomaaliya iyo Hawl-galada ay Fulinayaan

Posted on November 21, 2017November 21, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay ciidanka ka jooga Somalia ee dagaalka kula jira Kooxda Al-shabaab iyo Ururka Daacish… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo la hor-geeyay Miisaaniyada 2018-ka

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Somalia, C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta Baarlamaanka hor-geeyay Faah-faahin ku saabsan Miisaaniyadda Sannadka… Sii akhri

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo si kulul uga hadlay Doorashadii ka dhacday Somaliland

Posted on November 20, 2017November 20, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Waxaa warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa Inj. Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga UCID, isla markaana… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close