Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wafdi ka socda Qatar oo Muqdisho soo gaaray, iyagoo la kulmi doona madaxda Qaranka

Muqdisho (PP) ─ Wafdi ballaaran oo ka socda Xukuumadda Qatar ayaa si diiraran maanta loogu soo dhaweeyay Muqdisho, waxaana wafdigan… Sii akhri

Posted on November 28, 2017November 28, 2017 by PP-Muqdisho

Dowlada Kenya oo sheegtay inay burburisay lix saldhig oo ay lahayd Al-shabaab

Posted on November 27, 2017November 27, 2017 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Ciidanka Amniga Kenya ayaa shaaciyay inay burburiyeen lix saldhig oo kooxda Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Lamu… Sii akhri

Axmed Madoobe oo guddoomiyay Kulankii ugu horreeyay ee Golaha Amniga Jubbaland

Posted on November 26, 2017November 26, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir-gudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee Golaha Amaanka ee heer Dowlad-goboleed,… Sii akhri

Xildhibaano kala hadlay Farmaajo sababta loo fulin la’yahay xukunkii dil ee Askarigii dilay Wasiir Siraaji

Posted on November 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa xalay kala hadlay Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo wax hor-taagan in… Sii akhri

Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Muxuu kaga badalnaan doonaa Robert Mugabe?

Posted on November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ “Tani waa bilowga dimuqraadiyad cusub oo ka curatay dalkeena,” Emmerson Mnangagwa ayaa sidaasi u sheegay taagerayaashiisa khudbadiisii… Sii akhri

Qaybtii ugu horreysay Ciidanka AMISOM oo Somalia ka baxaya Toddobaadka soo Socda

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kun Askari oo ka mid ah ciidamada AMISOM, ayaa bisha soo socota ka bixi doona Somalia, iyadoo… Sii akhri

Guddoomiyaasha Baarlamaanada Somalia iyo Jabuuti oo gaaray Baladweyne

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Wafdi ay Hoggaaminayeen Guddoomiyeyaasha labada baarlamaan ee Somalia iyo Jabuuti, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Maxamed Cali… Sii akhri

Xeer-ilaaliyaha Guud oo Sheegay in 1024 Qof oo Soomaali ah ku xiran yihiin Caalamka

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamij Jimco walba ka… Sii akhri

Emmirson Mnangagwe oo loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha KMG ah ee Zimbabwe

Posted on November 24, 2017November 24, 2017 by PP-Muqdisho

Harare (PP) ─ Dalka Zimbabawe ayaa maanta wuxuu yeeshey hoggaamye cusub, kaddib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay madaxweyne ku xigeenkii… Sii akhri

Madaxweynaha Farance oo dalbaday in QM ay go’aan ka gaarto iibsiga Tahriibayaasha

Posted on November 23, 2017November 23, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Faransiiska ayaa doonaya in kulan deg-deg ah uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeehsho Muhaajiriinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close