Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

ABU-MANSUR: Anigu isma dhiibin ee Wadahadal ayaan Dowladda Federaalka kula joogaa

Baydhabo (PP) ─ Afhayeenkii hore ee Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali [Abu-Mansuur], ayaa sheegay inuusan Dowladda federalka Somalia isku soo… Sii akhri

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by PP-Muqdisho

Jilaagii caanka ahaa ee Reer Hindiya Shashi Kapoor oo geeriyooday

Posted on December 4, 2017December 4, 2017 by PP-Muqdisho

Delhi (PP) ─ Shashi Kapoor oo ahaa jilaa iyo soo saare ka tirsanaa Bollywood ayaa ku dhintay hindiya wuxuuna ahaa… Sii akhri

Hay’ada WHO oo dalbanaysa Malaayiin Dollar oo Wax looga qabto Caafimaadka Somalia

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda caafimaadka dunida ee WHO ayaa sheegtay Axadda maanta ah inay weli la’dahay 5-milyan oo dollar oo… Sii akhri

Dadkii ku geeriyooday Weerarkii Zoope oo tiradoodu ay gaartay in ka badan 500 oo Ruux

Posted on December 3, 2017December 3, 2017 by PP-Muqdisho

 Muqdisho (PP) ─ Sida laga soo xigtay guddi baaritaanno dheeraad ah ku sameeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee 14-kii Oktoobar 2017-ka… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Yemen oo sheegay inay xiriir la yeelanayaan Isbahaysiga Sucuudiga

Posted on December 2, 2017 by PP-Muqdisho

Sanca (PP) ─ Madaxweynihii hore ee Yemen ahna Hoggaamiyaha ugu weyn kooxaha maamula Sanca oo ah xarunta dalkaas, Cali Cabdalla… Sii akhri

Saraakiisha Al-shabaab oo Baqo-carar ku Gaaray Deegaanno ka Tirsan Gobolka Gedo

Posted on December 2, 2017December 2, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wararka laga helayo Gobolka Gedo ee Koonfurta Somalia ayaa sheegaya in xoogag badan oo ka tirsan ururka… Sii akhri

Dowladda Somalia oo War Qoraal ah kasoo Saartay Soomaalida ku xiran Dalka Liibiya

Posted on December 1, 2017December 1, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay tahriibayaasha Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Liibya, iyadoo lagu… Sii akhri

Maamullada Galmudug iyo Ahlusunna oo heshiis is-af-garad ah ku gaaray dalka Jabuuti

Posted on December 1, 2017 by PP-Muqdisho

Jabuuti (PP) ─ Maamullada Ahlusunna iyo Galmudug oo Wada-hadallo ay uga socdeen Dalka Jabuuti, ayaa isku af-gartay qodobbo dhawr ah,… Sii akhri

Weerar Khasaare geystay oo lagu qaaday kolonyo uu Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan la socday

Posted on December 1, 2017 by PP-Muqdisho

Baladweyne (PP) ─ Xoogaga Al-Shabaab ayaa maanta Weeraray Gaadiid uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan oo marayay… Sii akhri

Wasiirkii Labaad oo ka tirsan Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu xilkiisii iska-casilay

Posted on December 1, 2017December 2, 2017 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Wasiirkii labaad oo ka tirsan Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa iska-casilay xilkii uu u magacaabay Madaxweyne Waare,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close