Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweynaha Recep Erdogan iyo Netanyahu oo is-weydaarsaday Hadallo aad u kulul

Qudus (PP) ─ Ra’iisul wasaraaha Israa’iil ayaa sheegay in ay waajib tahay in Falastiiniyiintu “ay u daadagaan” xaqiiqada ah in… Sii akhri

Posted on December 11, 2017December 11, 2017 by PP-Muqdisho

Machadka HERITAGE oo kasoo saaray Warbixin Qoxootiga ku jira dhadhaab

Posted on December 10, 2017December 10, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage ayaa warbixin kasoo saaray xaaladda ay ku sugan yihiin Qoxootiga Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u jeediyay Madaxda Afrika

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galaya madasha ganacsiga Afrika 2017 ee Magaalada Sharma- Sheekh ayaa… Sii akhri

Xukuumadda Ciraaq oo ku dhawaaqday in la soo af jaray dagaalkii “Dawladda Islaamka”

Posted on December 9, 2017December 9, 2017 by PP-Muqdisho

Baqdaad (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa shir ka socda magaalada Baqdaad ka sheegay in ciidammada Ciraaq ay… Sii akhri

AKHRISO: Qodobbada Heshisikii ay Ahlusunna iyo Galmudug ku kala Saxiixdeen Muqdisho

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ururka Ahlusunna iyo maamulka Galmudug ayaa maanta ku kala saxiixday Muqdisho heshiis ka kooban 14-qodob, kaasoo uu… Sii akhri

FARMAAJO: Heshiisyada aan la galnay Qatar iyo Mareykanka Waxay xoojinayaan xiriirka…

Posted on December 6, 2017December 6, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka… Sii akhri

MADAXWEYNE FARMAAJO: Waxaa naga go’an inaan ku xisaabtanno wixii aan ku heshiinno

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii lix… Sii akhri

Madaxweynaha Jubbaland oo ku baaqay in si dhab ah loola xisaabtamo Ciidamada AMISOM

Posted on December 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlayay shirka amniga Somalia oo ay ka qayb-galayaan dalalka tageera… Sii akhri

Qodobada Shirkii Ammaanka Muqdisho iyo Hanaanka Bixitaanka Ciidamada AMISOM

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Beesha Caalamka iyo Somalia ayaa shalay ku heshiiyay war-muryeedka lagu sheegay qorshaha xilliga kala guur ah ee… Sii akhri

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo Ayiday Go’aankii Xayiraaddii socdaalka ee D. Trump

Posted on December 5, 2017December 5, 2017 by PP-Muqdisho

Washington (PP) ─ Maxkamadda ugu sarreysa Maraykanka ayaa go’aamisay in si dhamaystiran loo hirgaliyo Mamnuucitaankii uu madaxweyne Trump ku soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close