Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xukuumadda FS oo la weydiistay inay soo gudbiso Tirada Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Dalka

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dalbaday Xukuumadda inay u soo gudbiso tirada… Sii akhri

Posted on December 17, 2017 by PP-Muqdisho

Duqa Muqdisho oo ku baaqay in Dhalinyarada laga Wacyi-geliyo Afkaaraha Gurracan

Posted on December 16, 2017December 16, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ugu baaqay culummada Soomaaliyeed inay wacyi-geliyaan dhallinyarada,… Sii akhri

Soomaali fara badan oo lagu laayay Gobolka Oromiya ee Itoobiya iyo xiisad ka dhalatay

Posted on December 16, 2017December 16, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Tiro lagu sheegay 65 qof oo Somalia ah, ayaa lagu dilay deegaano ka tirsan ismaamulka Oromada Waddanka… Sii akhri

Kooxda K/Cagta Puntland oo u soo baxday Semi-final-ka Koobka Maamul-goboleedyada

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Kubadda Cagta ee Puntland oo ka qayb-galaysa Koobka Maamul-goboleedyada Somalia ayaa u soo gudubtay semi-finalka koobkan,… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo Magaalada Istanbuul kula kulmay Amiirka Dalka Qatar

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Istanbuul (PP) ─ Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed [Farmaajo], ayaa la kulmay Amiirka Qatar, Sheekh Tamiim… Sii akhri

Golaha Wasiirada Jubbaland oo meel mariyay sharciga Dhismaha G. Adeegga Garsoorka

Posted on December 15, 2017December 15, 2017 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Kulan ay yeesheen Golaha Wasiiradda Jubbaland oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha maamulkaas, Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu meel-mariyay… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyada qaraxii Dugsiga Jen. Kaahiye

Posted on December 14, 2017December 14, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar Qarax ah oo lala beesaday maanta ciidamo ka tirsan Booliska Somalia… Sii akhri

Madaxweynaha cusub ee Somaliland oo maanta la dharinayo xilkana la wareegaya

Posted on December 13, 2017December 13, 2017 by PP-Muqdisho

Hargeysa (PP) ─ Madaxweynaha la doortay ee Somailand, Muuse Biixi Cabdi ayaa lgau wadaa in maanta loo dhaariyo, isagoo markaas… Sii akhri

Taliye ku xigeenka Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo digniin culus u diray Mas’uuliyiin

Posted on December 12, 2017December 12, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Taliye ku xigeenka ciidamada xoogga dalka Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa wuxuu si kulul uga hadlay Warar… Sii akhri

JAWAARI: Somalia iyo Muslimiinta Dunidu Gor-gortan kama galayaan Lahaanshaha Qudus

Posted on December 11, 2017December 11, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa si kulul u cambaareeyay Tallaabadii Madaxweynaha Mareykanka Trump ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close