Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kula kulmay Madaxa Hay’adda UNHCR Flippo Grandi

Kismaayo (PP) ─ Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam [Axmed Madoobe] oo uu dhinac fadhiyo Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid… Sii akhri

Posted on December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay Dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayay Dalkiisa

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay TV-ga Qaranka dalkiisa ayaa sheegay inuu ka tacsiyeynayo… Sii akhri

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo sheegay in baaris ay ku hayaan siyaasiyiin & Masuuliyiin

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Axmed Cali Dahir oo wariyeyaasha la hadlay ayaa sheegay in dowladdu ay… Sii akhri

Hay’adaha Amniga iyo Xeer-ilaalinta Qaranka oo ka hadlay Xariggii C/raxmaan C/shakuur

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adaha ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Xeer-ilaalinta Qaranka ayaa si wadajir ah uga hadlay weerarkii xalay lagu… Sii akhri

Xildhibaan C/fataax Geeseey oo Sharaxay sidii xalay lagu Qabtay C/raxmaan C/shakuur

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/fataax Ibraahim Maxamed Geeseey oo xildhibaannada baarlamaanka Somalia ka mid ah ayaa sheegay in xalay markii… Sii akhri

Xildhibaan Cosoble: Weerarkii xalay dhacay wuxuu khatar ku yahay Dowladnimada iyo xasilonida

Posted on December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ahaa xubnihii u tartamay Xilka Madaxweynaha, ahna Xildhibaan ka tirsan… Sii akhri

Xildhibaan ka jawaabay eedeyntii uu u soo jeediyay Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xildhibaan C/saabir Nuur Shuuriye oo ka mid ahaa laba xildhibaan oo uu Xeer-ilaaliyaha Qaranku sheegay inay dambi… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka

Posted on December 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somalia ayaa la kulmay… Sii akhri

Xildhibaanno Baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan oo lagu eedeeyay inay galeen dambiyo

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa dacwad kusoo oogay… Sii akhri

Wariye muddo ku xirnaa Dalka Itoobiya oo Maanta dib loogu soo celiyay Muqdisho

Posted on December 17, 2017December 17, 2017 by PP-Muqdisho

  Muqdisho (PP) ─ Wariye Maxamed Aweys Muudeey [Boqorka bartamaha] oo muddo afar sano ah ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close