Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Dowladda Kenya oo sheegtay in Al-shabaab ay billowday Qorshayaal halis ah

Nairobi (PP) ─ Sirdoonka dalka Kenya ayaa sheegay in Xoogagga Al-shabaab ay dajiyeen Qorshayaal halis ah oo dhanka Sirdoonka ah,… Sii akhri

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by PP-Muqdisho

Kooxda Jubaland oo ku guuleysatay Koobka K/Cagta ee Maamul-goboleedyada

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Kooxda Kubadda Cagta ee Jubbaland ayaa ku guuleystay Koobka Maamul-goboleedyada dalka, kaddib markii ay 1-0 ku suul-daareen… Sii akhri

Cayaarta Final-ka Koobka Kooxaha Maamul-goboleedyada Soomaaliya oo billaabatay

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa Garoonka Kubadda Cagta ee Banadir Stadium ka billaabatay cayaartii kama dambeysta ahayd [Final-ka], Koobka Kooxaha maamul-goboleedyada… Sii akhri

Rabshadaha u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada oo Saameeyay Baarlamaanka Itoobiya

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Xildhibaannada kasoo jeeda Amxaarada iyo Oromada ayaa Qaadacay kulanka Baarlamaanka dalka Itoobiya, iyagoo ka careysan rabshadaha… Sii akhri

AKHRISO: Guddoomiye Jawaari oo ka Jawaabay hadalkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka

Posted on December 22, 2017December 22, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan [Jawaari] ayaa u qoray Xeer-ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir Warqad… Sii akhri

DANJIRE MADEIRA oo sheegay in Millateriga Somalia aysan Diyaar u ahayn Dagaal

Posted on December 21, 2017December 21, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia, ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka Qayb-galay Sanad-guurada 74-aad ee Ciidanka Booliska Somalia

Posted on December 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Khayre oo ka qeyb galay sannad-guurada 74-aad ee aas-aaska Ciidamada Booliska Soomaaliya,… Sii akhri

Madaxa UNHCR oo sheegay in Somalia ay ka jiraan Rajo iyo Amni-darro is-barbar socda

Posted on December 20, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxa Hay’adda Qoxootiga Adduunka ee UNHCR, Filippo Grandi oo dhawaan booqasho ku yimid Somalia ayaa sheegay in… Sii akhri

C/raxmaan C/shakuur oo Maxkamad lasoo taagay iyo Caddeymo dheeraad ah oo la dalbaday

Posted on December 19, 2017December 19, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa goor-dhaw soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad ay Xeer-ilaalinta Guud ee Qaranka ku soo oogtay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Lacagtii Mareykanku ka gooyay Ciidamada Soomaaliya

Posted on December 18, 2017December 18, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta booqday wasaaradda gaashaandhigga Somalia, halkaasoo uu kulan kula qaatay saraakiisha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close