Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Xeer-ilaaliye ku xigeenkii Dalka oo shaqada looga eryay Arrin la xiriirta Kiis Dacwadeed

Muqdisho (PP) ─ Ku-xigeenkii Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Abuukar ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo ay kasoo baxayaan… Sii akhri

Posted on December 28, 2017December 28, 2017 by PP-Muqdisho

Wasiirada Hirshabele oo la dhaariyay kaddib markii uu Baarlamaanku Meel-mariyay

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by PP-Muqdisho

Jowhar (PP) ─ Golaha Wasiirada Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta la dhaariyay, kaddib markii ay isla maanta ansixiyeen xildhibaanada baarlamaanka, iyadoo… Sii akhri

Wasiir Jamaal oo ka Hadlay Mashaariicda ay Dowladda Qatar ka Fulinayso Soomaaliya

Posted on December 27, 2017December 27, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Qorsheynta Somalia, Jamaal Maxamed Xasan oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in maalmaha soo socda… Sii akhri

AKHRISO: Qoraal ay Xubno Mucaarad ah ugu digeen Madaxda Sare ee Dowladd Somalia

Posted on December 26, 2017December 26, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Xubno isugu jira Xildhibaannadii la baxay Horu-socod ee hore u kala tagay iyo Xisbiyada Daljir, Wadajir iyo… Sii akhri

Wasiirka Amniga oo Xariga ka jaray Xarunta Carruurta Agoonta Ciidanka Booliiska DF

Posted on December 25, 2017December 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Amniga Somalia, Maxamed Abuukar Isloow ayaa 27-sano kaddib Maanta xarigga ka jaray xarunta carruurta Agoonta Ciidanka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay AMISOM inay ka baxayso Garoonka Muqdisho Stadium

Posted on December 25, 2017December 25, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa  ka dhawaajiyay in ciidamada AMISOM ee deggen Garoonka Stadium Muqdisho… Sii akhri

Al-shabaab oo toogtay dhallinyaro ay ku eedeeyeen inay la shaqeynayeen DFS

Posted on December 25, 2017December 25, 2017 by PP-Muqdisho

Baydhabo (PP) ─ Ururka Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla Deegaanka Iidaale ee Gobolka Bay waxay gelinkii dambe ee shalay ku… Sii akhri

Danjire Keating oo soo dhaweeyay Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadkan 2018

Posted on December 24, 2017December 24, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray Ansixinta Miisaaniyadda Dowladda Soomaaliya ee 2018-ka, haddaba… Sii akhri

AKHRISO: War-murtiyeedkii laga soo saaray Shirka Madasha ee Wasaaradaha Dastuurka

Posted on December 24, 2017December 24, 2017 by PP-Muqdisho

Garoowe (PP) ─ Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii sedexaad ayaa ku soo gebagaboobay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray… Sii akhri

Ciidamadii u Horreysay ee ka Qalin-jabiya Kuliyada Turky-Som oo Tababar loosoo xiray

Posted on December 23, 2017December 23, 2017 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close