Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Wasiirka Difaaca Itoobiya oo beeniyay inay ciidamadu la wareegayaan Awooda dalkaas

Addis Ababa (PP) ─ Wasiirka Gaashaandhigga Itoobiya, Siraj Fegessa ayaa ka dhawaajiyay maanta inaysan jirin qorshe ay ciidamada dalkaas awoodda… Sii akhri

Posted on February 17, 2018February 17, 2018 by PP-Muqdisho

Kulan looga Tashanayo Doorashooyinka soo socda oo Maanta ka Furmay Muqdisho

Posted on February 17, 2018February 17, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa daahfuray kulammada wadatashiyada dadweynaha… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo ka hadlay sababta keentay inuu maanta xilkiisii iska-casilo

Posted on February 15, 2018February 15, 2018 by PP-Muqdisho

Addis Ababa (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa iska casilay xilkii ra’iisul wasaarenimo iyo kii xisbiga uu ka… Sii akhri

KENYA: Ciidankeenu wax lug ah kuma lahan Dhuxusha laga dhoofinayo Dekeda Kismaayo

Posted on February 14, 2018February 14, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Iyadoo maalmihii u dambeeyay ay soo baxayeen warar sheegya in Dekedda Kismaayo laga dhoofiyo dhuxul, ayay ciidamada… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la Kulmay Safiirka Dalka Faransiiska u Qaabilsan Soomaaliya

Posted on February 14, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenkiisa iyo wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Wadahadallada Kenya ku dhexmaraya ONLF iyo Itoobiya oo galay maalintii Saddexaad

Posted on February 13, 2018February 13, 2018 by PP-Muqdisho

Nairobi (PP) ─ Waxaa maalintii saddexaad galay wadahadallada lagu dhex-dhexaadinayo Jabhadda ONLF ee Itoobiya ka dagalanta iyo Dowladda dalkaas, kuwaasoo… Sii akhri

Duqa Muqdisho oo furay Ololaha Nadaafadda iyo bilic soo celinta Magaalada Muqdisho

Posted on February 12, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─  Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb galay… Sii akhri

Shirkado ka socda Dalka Shiinaha oo lagala hadlay Horumarinta Caasimadda Soomaaliya

Posted on February 4, 2018February 4, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda… Sii akhri

Maamulka Banaadir oo sheegay in Muqdisho aan la keeni karin Dawo iyo Raashin dhacay

Posted on February 3, 2018February 3, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waaxda Faya-dhowrka ee Gobolka Benaadir u qaabilsan ka hor-tagga waxyaabaha dhacay iyo qiimaynta tayada Badeecadaha kana ka… Sii akhri

DUQA MUQDISHO: Waxaa naga go’an in dadka Muqdisho ay soo doortaan Hoggaankooda

Posted on February 1, 2018February 1, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cusmaan (Inj. Yarisow) ayaa xafiiskiisa kula kulmay gudoomiyaha guddiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close