Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Khayre oo ka qayb galay Xuska Maalinta Caalimiga ah ee Afka Hooyo

Muqdisho (PP) ─ Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey maalinta caalamiga ah… Sii akhri

Posted on February 21, 2018 by PP-Muqdisho

Al-shabaab oo sheegtay inay Jubbooyinka ku dileen Askar isugu jira Mareykan iyo AMISOM

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by PP-Muqdisho

Kismaayo (PP) ─ Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in Dagaal ka dhacay dulleedka Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ay ku… Sii akhri

Diyaarado duqeymo culus ka geystay Saldhig ay Al-shabaab ku leedahay Degmada Jamaame

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by PP-Muqdisho

Jamaame (PP) ─ Waxaa dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay saaka diyaarado u geysteen saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen… Sii akhri

AKHRISO: Muwaadin Soomaliyeed oo Afar jeer Addoon ahaan loogu kala iibsaday Liibiya

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Maxamed Cabdiraxmaan waxa uu ka mid yahay tahriibayaal Soomaalida oo dhawaan laga soo daayay xabsiyada Liibiya oo… Sii akhri

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Qaarkiis oo dib u furmay iyo Murankii Canshuurta oo Taagan

Posted on February 20, 2018February 20, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Ganacsiga Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa qaarkood dib loo furay saakay oo Talaado ah, kaddib markii sababo… Sii akhri

Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay Qodobo dhawr ah?

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkii Gollaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee ka dhacay maanta Muqdisho ayaa looga hadlay Qodobo dhowr ah oo… Sii akhri

Taliyeyaal loo magacaabay Nabad-sugidda, Asluubta iyo Booliiska

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Booliiska, Nabad-sugidda iyo Asluubta, kuwaa soo loo magacaabay… Sii akhri

Suuqa Bakaaraha oo weli xiran iyo Guddiga Joogta ah ee Baarlamanka oo lagu wado in…

Posted on February 19, 2018February 19, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Waxaa maalintii labaad xiran Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Muqdisho, waxaana xirnaashihiisa ka dambeysa kaddib… Sii akhri

Dadka ka ganacsada raashinka loogu deeqo Soomaaliya oo la amray in lasoo Xir-xiro

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasaaradda Caafimaadka Somalia, ayaa war qoraal ah oo ay maanta soo saartay ku caddeysay inay soo xaqiijisay… Sii akhri

Maamulka G/Banaadir iyo Ganacsatada oo ka Wada-hadlay Cabashooyin la xiriira Canshuuraha

Posted on February 18, 2018February 18, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close