Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author PP-Muqdisho

Yaa ka mid ah Xubnaha ugu Cad-cad ee laga yaabo in ay bedelaan Hailemariam Degalegn?

Addis Ababa (PP) ─ Iyadoo toddobaad ka hor uu xilkii iska-casilay Ra’iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Hailemariam Degalegn ayaa waxaa… Sii akhri

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

DANJIRE MADIERA: Horumarka Soomaaliya ka Muuqda waa mid ay Suuro-gelisay AMISOM

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Somalia, Danjire Francisco Madeira ayaa shalay Muqdisho kulan kula… Sii akhri

MAAREEYE: Haddii aan Midnimada Dalka laga shaqeyn innagu waan ka baxaynaa Dowldda

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa sheegay in haddii aan laga shaqeyn midnimada… Sii akhri

Kulammo looga Tashanayay Geeddi-socodka Doorashooyinka 2020 oo lasoo Gunaanaday

Posted on February 23, 2018February 23, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wada-tashiga Dadweynaha ee… Sii akhri

Qodobbo muhiim ah oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya

Posted on February 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Shirkii Golaha Wasiirada Somalia ayaa looga dooday heshiiskii ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda la gashay ha’aydda “MIGA” ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare xigeenka Turkiga iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga, Hakan Çavuşoğlu ayaa goor-dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho… Sii akhri

ING. YARIISOW: Haweenka waa laf-dhabarka bulshada Dowladuna la’aantood ma shaqeyn…

Posted on February 22, 2018February 22, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada… Sii akhri

Hay’adda HRW oo sheegtay in Caruurta lagu Xiro Soomaaliya ay la kulmaan Tacaddiyo

Posted on February 21, 2018February 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin ay soo saartay maanta ku sheegtay inay la… Sii akhri

Canshuurtii iibka ee Wasaarada Maaliyadu ay soo rogtay oo lagu Tilmaamay Sharci-darro

Posted on February 21, 2018February 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddiyada Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Baarlamaanka Somalia ayaa sharci darro ku tilmaamtay canshuurta cusub ee ay soo… Sii akhri

Kulan Muqdisho ku Dhex-maray Maamulka Gobolka Banaadir iyo kuwa Degmooyinka

Posted on February 21, 2018February 21, 2018 by PP-Muqdisho

Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusman (Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close