Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Jama Farah

Shirkii billaha ahaa ee mashruuca tayaynta shaqaalaha ee CIP oo looga hadlay arrimo muhim ah

Shirkii billaha ahaa ee guddiga fulinta mashruuca tayaynta hay’adaha dawaladda iyo shaqaalaysiinta ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo… Sii akhri

Posted on May 10, 2018May 10, 2018 by Jama Farah

Shir looga arrinsanayey dejinta siyaasad muhim u ah shaqaala Puntland oo lasoo af-meeray

Posted on May 6, 2018 by Jama Farah

Shirkaan oo noqonay kii afraad ee noociisa ah isla markaana dabo jooga saddex shir oo isaga ka horreeyey oo looga… Sii akhri

Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Puntland oo Garoowe shir uga furmay

Posted on May 3, 2018 by Jama Farah

Kulan ay magaalada Garoowe ku yeesheen dhammaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda Puntland ee ka faa’iideysanaya mashruuca tayaynta… Sii akhri

Puntland oo soo bandhigtay natiijada imtixaankii loogu tartamayey shaqaalaha dawladda

Posted on April 29, 2018 by Jama Farah

Munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaanka dufcaddii labaad (Second wave) ee u tartamaysey imtixaankii ay soo dhejisey dawladda Puntland ee… Sii akhri

Madaxa Mashruuca ee CIP ee Soomaaliya oo hawlo shaqo kawada Garoowe

Posted on April 25, 2018 by Jama Farah

Madaxa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee CIP ee Soomaaliya Mr. Alex oo maalmahan hawlo shaqo u joogey Garoowe ayaa… Sii akhri

Shirkii Sannadlaha ahaa ee Mashruuca tayaynta shaqaalaha Puntland oo Garoowe Ka furmay

Posted on April 24, 2018April 24, 2018 by Jama Farah

Shirkii sannadlaha ahaa mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland ee Capacity Injection Project… Sii akhri

Shirweynihii Madasha bandhigga tayada maamul ee hay’adaha dawladda Puntland oo soo xirmay

Posted on April 23, 2018April 23, 2018 by Jama Farah

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Garoowe ayaa maanta… Sii akhri

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada maamul ee hay’adaha Puntland oo Garoowe ka furmay

Posted on April 21, 2018 by Jama Farah

Shirweynaha Madasha bandhigga tayada Maamul ee Hay’adaha dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay magaalada Garoowe waxaan shirkaasi furay Madaxweyne kuxigeenka… Sii akhri

Shir lagu soo badhigay siyaasadda lasocodka tayada shaqaalaha Puntland oo lagu qabtay Garoowe

Posted on April 19, 2018 by Jama Farah

Kulan looga arrinsanayey sidii loo dejin lahaa siyaasadda tayada shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta ka furmay… Sii akhri

Shir looga hadlayey qorsheyaasha dawladda Puntland oo Garoowe lagu qabtay

Posted on April 9, 2018 by Jama Farah

Shir looga hayey  qoraheyaasha dawladda oo maanta ka furmay Garoowe ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.