Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Boosaaso: Ciise Yulux oo dib ugu laaban doona Carmo

Isimada dhaqanka gobolka Bari ayaa xal ka gaaray xiisadii ka taagnayd magaalada Boosaaso ee u dhaxeysay madaxda PDG iyo dowladda.… Sii akhri

Posted on November 15, 2019November 16, 2019 by Liban Yusuf

Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo kulmay, shir jaraa’idna wada qabtay

Posted on November 14, 2019November 14, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulan ku qaatay magaalada Nairobi, waxayna iska xog-wareysteen xaaladda amni iyo siyaasadeed ee gobolka, xiriirka… Sii akhri

Wararkii u dambeeyey ee Boosaaso

Posted on November 13, 2019November 14, 2019 by Liban Yusuf

Maanta duhurnimadii waxaa kantaroolka laga soo galo magaalada Boosaaso ka dhacay iska hor-imaad kooban oo dhexmaray ciidamada Puntland ee halkaas… Sii akhri

Wasiir ka tirsan Federaalka oo yimid Garowe

Posted on November 13, 2019November 13, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qadar oo dib u hawl-geliyey heshiis ay kala saxiixdeen 1983

Posted on November 13, 2019November 13, 2019 by Liban Yusuf

Guddiga dib u hawl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay dalka Qadar ka… Sii akhri

Wasiir Bidhaan: Waxaa yaraaday Kalluumeysiga sharci darrada ee Badda Soomaaliya

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Cabdullahi Bidhaan Warsame iyo hay’aadaha iyo dowladaha deeq bixiyayaasha ayaa shir ku yeeshay… Sii akhri

Farmaajo oo khudbad ka jeediyey shirka Nairobi

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee horumarka iyo dadweynaha oo… Sii akhri

Xasan Daahir Aweys oo u caqli celiyey Farmaajo iyo Sheekh Shariif

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa u caqli celiyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynihii… Sii akhri

ONLF oo dooratay Guddoomiye cusub

Posted on November 12, 2019November 12, 2019 by Liban Yusuf

Ururka ONLF ayaa caawa magaalada Godey ee dowlad deegaanka Soomaalida oo maalmihii la soo dhaafay shir-weyne uga socday ku dooratay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay Nairobi

Posted on November 11, 2019November 11, 2019 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close