Wasiir Warfaa oo khudbad ka jeediyay shir-weynaha daryeelka Bulshada ee Geneva
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah… Sii akhri
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah… Sii akhri
Agaasimihii Maamulka Maaliyadda xafiiska Xeer Ilaalinta guud ee Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Cali Guure ayaa sabtidii la dhaafay 23 November… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 25-11-2019 Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Ilaaliyohii Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir xilkii ka qaaday, wuxuuna… Sii akhri
Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug ayaa maanta soo saaray jadwalka hannaanka doorashada Galmudug. 25 ilaa 28 bishan November waxaa la… Sii akhri
Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweyne Muuse Biixi hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub… Sii akhri
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qeyb galay munaasabad soo dhaweyn ah oo… Sii akhri
Iyadoo dhawaanahan ay Somaliland ka taagnaayeen is-maandhaaf siyaasadeed oo la xiriira wakhtiga la qabanayo doorashooyinka golayaasha wakiillada iyo deegaanka iyo… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay nin sheegay in uu ka dambeeyey qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Hay’adda Nabad-sugida… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii labaad baajisay muxaadiro uu magaalada Muqdisho ku qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Wasiirka Dhalinyaradda… Sii akhri