Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Deni oo Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay Karkaar

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay gobolka Karkaar. Wareegto ka soo baxday xafiiska… Sii akhri

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by Liban Yusuf

Talo ku socota guddiga la dagaalanka xanuunka COVID-19 ee Puntland

Posted on April 19, 2020April 19, 2020

Mudanayaal, aniga oo og inaad u taagantihiin sidii shacabkeenna aad uga badbaadin lahaydeen masiibada ka soo fool leh xanuunka COVID19,… Sii akhri

DFS oo xaqiijisay inay kordheen xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u geeriyooday

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku… Sii akhri

Barnaamij taakule dhaqaale lagu siin doono danyarta oo la daah-furay

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Barnaamijka Baxnaano oo taakuleyn dhaqaale lagu siinayo qoysaska… Sii akhri

Next Africa: G20 to IMF Give Poorest Countries Space to Breathe

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Africa has been given some financial oxygen. Urged on by French President Emmanuel Macron, the Group of 20 nations has called for… Sii akhri

Muuse Biixi oo loogu baaqay in uu shuruud la’aan ku siidaayo Wariye Coldoon

Posted on April 17, 2020April 17, 2020 by Liban Yusuf

Hay’adda u dooda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqaday mas’uuliyiinta Somaliland inay si dhakhso ah oo shuruud la’aan… Sii akhri

Soomaaliya: Maxaad ka ogtahay jinsiga, da’da iyo magaalada ugu badan ee laga helay Covid-19?

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay ee Covid-19.… Sii akhri

Galmudug oo Iskuul jabiyey awaamiirta Covid-19 kala noqotay ruqsada

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii dugsinimo kala noqotay dugsiga ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19. Qoraal kasoo baxay… Sii akhri

Caddaalad darro ka jirta bandowga habeenkii soo rogtay Puntland

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by Liban Yusuf

Wasiir Ku-xigeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiwali Mire Xirsi ayaa sheegay  in dadka hantida haysta iyo goobaha… Sii akhri

Wasaaradda Gaashaandhiga oo ka jawaabtay eedeymo kufsi oo loo jeediyey Askar

Posted on April 16, 2020April 16, 2020 by Liban Yusuf

Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gaartay dacwad eedeyn ah, oo la xiriirta labo dhabdhood oo dhawaan kufsi loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close