Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday canshuur dhaaf

Dawladda Soomaaliya Federaalka ayaa canshuur dhaaf u sameysay cunnada quutul daruuriga, si looga hor tago koror ku yimaada qiimaha maciishada,… Sii akhri

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Imaaraadka oo agab caafimaad ka dajiyey Muqdisho

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa agab caafimaad ugu deeqday dowladda Soomaaliya, si looga hortago faafidda xanuunka Coronavirus. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo mas’uuliyiin cusub magacaabay

Posted on April 14, 2020April 14, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa guddoon cusub u magacaabay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Warqad hadal hayn badan dhalisay oo galaafatay Tifaftirihii Telefishinka Qaranka

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Warqad xayeysiis ahayd oo hadal hayn badan dhalisay, ayaa sababtay in xilkii laga qaado Tifaftirihii Telefishinka Qaranka Soomaaliya. Wareegto maanta… Sii akhri

Somaliland oo laga helay kiisas horleh oo ah Covid-19

Posted on April 13, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyey in saddex xaaladood oo horleh, oo Covid-19 ah laga helay degaano kamid ah Somaliland. Wasiirka Horumarinta… Sii akhri

Dacwad lagu soo oogay mas’uuliyiin dowladeed oo lagu eedeeyey hurin colaad

Posted on April 12, 2020April 12, 2020 by Liban Yusuf

Maxkmadda Darajada Kowaad ee ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya oo hoggaaminaysay Guddi dowladda Federaalka u saartay colaaddii Wanlaweyn ayaa dacwad… Sii akhri

Wasiir raalli-galin ka bixiyey qoraal buuq dhaliyey

Posted on April 11, 2020April 13, 2020 by Liban Yusuf

Mid ka mid ah Wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raalli-galin ka bixiyey qoraal buuq dhaliyey oo maanta ka soo baxay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray shacabka

Posted on April 11, 2020April 11, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri

Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo la dilay

Posted on April 10, 2020April 10, 2020 by Liban Yusuf

Sarkaal ka tirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda laanta Puntland ayaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Cismaan… Sii akhri

Muuse Biixi oo digniin u diray madax dhaqameed ka hadlay midnimada Soomaaliya

Posted on April 9, 2020April 9, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland. Muuse Biixi ayaa dhaqanka Somaliland  ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close