Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Ma run baa, mase been warqada muranka dhalisay ee lagu faafiyey baraha bulshada?

Mas’uul ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadlay warar laga faafiyey barnaamijka Baxnaano ee dhawaan ku dhawaaqday dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Bandowgii Muqdisho oo wax laga beddelay, Ramadaanka awgiis

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda soomaaliya ayaa sheegtay in laga bilaabo habeenka ugu horreeya ee bisha Ramadaan, bandowga xilliyadda habeenkii saarnaa magaalada Muqdisho muda… Sii akhri

DFS oo Wariye ku xiran Muqdisho ku eedeysay A-shabaab

Posted on April 22, 2020April 22, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Wariye Maxamed Cabdiwahaab Abuuja oo muudo bil ka badan ku xirnaa magaalada Muqdisho loo haysto… Sii akhri

Tiradii u badnayd oo maanta u geeriyootay Corona

Posted on April 21, 2020April 21, 2020 by Liban Yusuf

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in tiradii ugu badnayd oo dad ah ay maanta oo Tallaado ah u geeriyoodeen xanuunka Coronavirus.… Sii akhri

Xaaladdii ugu horreysay ee Coronavirus oo laga helay Garowe

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by Liban Yusuf

Guddiga Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ayaa haatan shaaciyay in kiiskii ugu horreeyay xanuunka Coronavirus laga… Sii akhri

Muuse Biixi oo ka hadlay saddex arrimood

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka Sanaag, ka… Sii akhri

Suspend Emerging and Developing Economies’ Debt Payments

Posted on April 19, 2020April 19, 2020

Leaders of the world’s largest economies must recognize that a return to “normal” in our globalized world is not possible… Sii akhri

Deni oo Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay Karkaar

Posted on April 19, 2020April 19, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Taliye ku xigeen Boolis u magacaabay gobolka Karkaar. Wareegto ka soo baxday xafiiska… Sii akhri

Talo ku socota guddiga la dagaalanka xanuunka COVID-19 ee Puntland

Posted on April 19, 2020April 19, 2020

Mudanayaal, aniga oo og inaad u taagantihiin sidii shacabkeenna aad uga badbaadin lahaydeen masiibada ka soo fool leh xanuunka COVID19,… Sii akhri

DFS oo xaqiijisay inay kordheen xaaladaha COVID-19 iyo tirada dadka u geeriyooday

Posted on April 18, 2020April 18, 2020 by Liban Yusuf

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa xaqiijisay in laba ruux oo kamid ah dadkii uu ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close