Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Liban Yusuf

Wafdi Puntland oo Booqasho ku jooga magaalada Kigali ee dalka Rwanda

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Astaynta maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa dowladda Puntland Cabdiraxmaan Cali Guureeye  iyo masuusliyiin ka tirsan… Sii akhri

Posted on July 26, 2017July 26, 2017 by Liban Yusuf

Warar sheegaya in la qabtay Cabdirasaq Tahliil (Calool Geel)

Posted on July 25, 2017July 25, 2017 by Liban Yusuf

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in la qabtay madaxii dhaqaalaha iyo Saadka Al-Shabaab ugu qaabilsanaa gobolka Mudug Cabdirasaq Xuseen… Sii akhri

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Somalia oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee France

Posted on July 25, 2017 by Liban Yusuf

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi ayaa maanta kaga guddoomay… Sii akhri

Silaanyo oo Adna Aadan u magacaabay Ergeyga Wada-hadallada maamulkiisa iyo dawladda Soomaaliya

Posted on July 25, 2017July 25, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Adna Aadan Ismaaciil u magacaabay Ergeyga gaarka ah ee Wada-hadallada maamulkiisa iyo dawladda… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaalka Xeraale

Posted on July 24, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dagaalkii maalmihii la soo dhaafay ka dhacay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay War uu daabacay jaraa’idka Indian Ocean

Posted on July 24, 2017 by Liban Yusuf

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa been abuur ku sheegtay War uu soo qoray jaraa’idka Indian Ocean Newsletter, cadadiisii 1455 soon baxay… Sii akhri

Baarlamaanka Soomaaliya oo laalay Go’aankii Maxkamadda sare ee ahaa in dib loogu noqdo 8 Kursi

Posted on July 22, 2017July 22, 2017 by Liban Yusuf

Xildhibaanada Golaha shacabka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta laalay go’aankii ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka, kaasi oo ku… Sii akhri

Daacish oo dilay shaqaale ka tirsan shirkadda Golis

Posted on July 21, 2017July 22, 2017 by Liban Yusuf

Daacish ayaa Xalay seqdii dhexe dilay mid kamid ah shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta Golis ee tuulada Beel-wacatay ee gobolka Bari. Dilka… Sii akhri

Dagaal maalintii labaad ka socda Xeraale

Posted on July 21, 2017July 21, 2017 by Liban Yusuf

Inka badan 20 ruux ayaa ku dhimatay dagaal maalintii labaad ka socda deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo “Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu joojiyaa dagaalka ka socda Xeraale”

Posted on July 21, 2017July 21, 2017 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close