Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u magacaabay furista waddooyinka xiran.

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran… Sii akhri

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Tirada ciidanka AMISOM ee lagu laayey weerarada Alshabaab oo la soo bandhigay.

Posted on September 12, 2019September 12, 2019 by Gambool

Warbixin cusub oo uu soo saaray Khabiir u dhashay Maraykanka, kuna takhasusay Dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa lagu muujiyey… Sii akhri

Khayre oo booqday xeryaha ciidamada ee magaalada Xudur.

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa weli ku sugan magaalada… Sii akhri

Madaxweynah Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safarkiisii Imaaraadka iyo Itoobiya

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa ayaa maanta dib ugu soo… Sii akhri

Puntland oo howlgelisey ciidanka tayeynta ammaanka caasimadda Garoowe.

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga howlgeliyey ciidamo cusub oo loogu magac daray ciidanka tayeynta ammaanka caasimadda… Sii akhri

Taliska ciidanka booliska Puntland oo awaamiir ka soo saaray ammaanka Garoowe.

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Taliska guud ee ciidamada booliska dowladda Puntland ayaa awaamiir ka soo saaray ammaanka guud ee deegaamada Puntland gaar ahaan magaalada… Sii akhri

Bulshada Xudur oo kulan soo dhoweyn ah u qabatay waftigii ra’iisul wasaare Khayre.

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo shaaciyey shuruudihii lagu xiray siideynta wasiir Janan.

Posted on September 11, 2019September 11, 2019 by Gambool

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan oo waraysi gaar ah siinayey laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa… Sii akhri

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray xarumo dowladeed.

Posted on September 10, 2019September 10, 2019 by Gambool

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta booqday qaar kamid ah xarumaha dowladda ee… Sii akhri

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey Xudur.

Posted on September 10, 2019September 10, 2019 by Gambool

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close