Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi u magacaabay furista waddooyinka xiran.

Guddoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay guddiga dib-u furista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Tuulah ayaa waxaa uu guddoomiye u yahay guddigaan oo ka kooban 7 Xubnood ayna kujiraan saraakiil ciidan.

AKRHISO

PUNTLANDPOST